Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo ka walaacsan dagaalka Saaka ka billaamay deegaanka Tuka-raq.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmawajo ayaa ka walaacsan dagaalka saaka ka soo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Continue reading

Advertisements

Gobollada Maamulka Somaliland oo maanta si weyn looga dabaal-degay 18ka May.

Maamulka SomalilandGuod ahaan gobollada maamuka Somaliland ayaa waxaa und weyner loogu dabaaldegay gooni isku taaga Somaliland ee 18 Mai oo laga soo hormariyay waqtigii caadiga ahaa la dhiji jilay bilasha bisha Ramadaan awgeed. Continue reading

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo magaalada Ankara ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay dhiggiisa Dalkaas.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed Khadar oo safar shaqo ku joga magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxa uu kulan la yeeshay dhiggiisa Dalkaas, Dr. Recep Akdag. Continue reading

Saaka oo dagaal culus ka bilaawmay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool….

dagaalWar naga soo gaaray Saakay Subaxnimadii hore ayaa sheegaya in dagaal laysku adeegsanayo hubka waaweyn uu ka bilaawday deegaanka Tukaraq oo Laascaanood Bari uga beegan 52Km. Continue reading

FAALLO: 15-ka May waa maalinta xusuusta dad waddaniyiinta ah ee Soomaaliyeed.

Dhalinyaradu waa laf dhabarka bulshada, xilliga dhalinyaranimaduna waa marka ugu haboon ee qofka Looga faa’iideysto maskax ahaan iyo mururq ahaan, horumarka dalkastana waxa uu ku xiranyahay Sida loo horumariyo aqoonta iyo wacyiga dhalinyarada. Continue reading

Bulshada Soomaaliyeed oo u diyaar-garowday soo dhaweynta Bisha Ramadaan.

Waxaa berri la filayaa bilashada bisha barakeyesan ee Ramadaan ayaa waxaa bulshada soomaaliyeed diyaar garau sou juyan soha dhaweynta Bisha baracheysan ee ramadaan, waxanaana suuqyada magaalada Muqdisho laga traeumeaaya diaryar garazuga Bisha Ramadaan oo ah bil aad und kheyr badan. Continue reading

Maalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15ka May oo maanta loo dabaal-degayo.

15ka May15-ka Mai mainta dhalinyarada Soomaaliyeed kuna bienegan aaskii Ururkii dhaliyarada SYL ayaa maanta munaa sabado lagu weyeneinaayo lagu qabtay gobollada dalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: