Madaxweyne Muuse Biixi Cabda ayaa ka hadday sababta dabaaldega 18 Mai looogu soo raray 15-ka Mai iyo Guod ahaan taarikhda Somaliland soo martay, waxaanu shacabka ku hambalye 27 guuradda ka soo wareegtay madax banaanidda Somaliland.
Sidoo kale, waxa uu fariin und direy dawladda Sooomaaliya oo uu sheegay im hadii midnimadii socon wayday ist der tixgaliyo in der ahaado laba
dawladood oo siman.
Mar uu ka hadlayey arrinta khilaafka keentay ee dabaaldegii 18 Mai loogu soo raray 15 Mai waxa uu yidhi “sababta 15-ka bisha Mai loogu soo raray in la dabaaldego, waxay 18-ka Mai ku beegan tahay waa Jimce, waana Ramadaan, sidaad darteed mar haddii kolayba ay Jimce tahay oo la rari lahaa, waxaanu goaaamannay inaanu debbaal-degga 15 Mai ka dhigno ayaanu go’aaminnay. 18-kuna waa ciiddeedii oo waa halkeedii, fasaxeediina Weg ahaanaysaa, wixii duco iyo Allah bari ahna waynu qabsan. Doonnaa “
Sidoo kale, madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ku dheeraaday horumarka ay Somaliland gaadhay mudda 27-ka sano ah ee ay jirtey, isaga shacabkana ku bogaadiyy guulaha ay gadh-wadeenka ka yihiin ee dalku ku tallaabsaday, waxanu yidhi “Dhammaanba bulshada reer Somaliland, gudo iyo dibadba meel ay joogtoba waxan ku hambalyeynayaa 27-guurada kasoo wareeagtay lasoo noqoshada xorriyadii Somaliland oo ku bienegnaid 18-5-1991-kii, Burco-na lagaga dhawaaqay.
Haddana Somaliland waxay jirsatey 27-sannadood, Ilaahay baa mahadle, weg kortay , wayxoogaysatay, weg adkaatay, wayna muruqaysay dhinac walba, xagga bisaylka siyaasadda, horumarka dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashadaba in badan bucht hano qaadday, wachs badanina waa u qabao, adduunyaduna waa tio Sagaal ah oo ma Tobnawdo, mar walbana wachs baa dhiman,Bani’aadamkuna waxa uu nool yahay inuu qabyadaas uun gufeeyo oo kab-kabo, markaa innagu in badan baynu qabsannay, in bodanina way ino hadhay, insha Allah-tacabkana weinen wadi donnaa, dadkeena oo isjeclaada iyo barwaaqo aynu gaadhno ayaan Ilaahay ka rajaynayaa.
Sidoo kale, waxa uu fariin u diray Soomaaliya, waxaanu yidhi” Nimanka Soomaliyed ee aanu wax wada lahayne ee Muqdisho looga taliyona waxanu ugu baaqaynaa walaaltinimo, wada-noolaansho, is-qaddarin iyois-xurmayn labda dawladood oo walaalo ah, “waxaanu yidhi “Nimanka Soomaliyed ee aanu wax wada lahayne ee Muqdisho looga taliyona waxanu ugu baaqaynaa walaaltinimo, wada-noolaansho, is-qaddarin iyois-xurmayn labra dawladood oo walaalo ah,”waxaanu yidhi “Nimanka Soomaliyed ee aanu wax wada lahayne ee Muqdisho looga taliyona waxanu ugu baaqaynaa walaaltinimo, wada-noolaansho, is-qaddarin iyois-xurmayn labra dawladood oo walaalo ah,”
Maalinta Barri bishu tahay 15 Mai ayaa dhamaan gobolada oo in der Woche xusi doonaa 18 Mai, waxaana saddex cisho hore loogu soo raray maalintii la xusi lahaa ayaa ku hat sich beänga maalin bald ah, sidaas darteed ayey xukuumaddu go’aansatay in 15 Mai la xuso, inkastoo ay ku gacan saydheen xisbiga WADDANI oo isagu sheegay inuu und dabaaldegi doono 18 Mai oo ah maalinteeddii.
SomaliSwiss Hargeysa
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.