Madaxweyne Farmaajo oo magaalada Doxa kula kulmay yeeshay Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamiim Bin Xamad Al Thani

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magalaada Doxa ayaa kulan la yeeshay Amirka dalka Katar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani.

Kulanka madaxweynaha iyo Amirka ayaal ooga wada hadday xiriirka labada dal ka dhaxeea, iyadoo wowadar Qatar balan qaadya inay sii wadi doono taageerida Soomaaliya.

„Xiriirka aan la leenahay Jamhuuriyadda walaalaha ah ee Soomaaliya waa xidhiidhka walaaltinimo iyo ixtiraam udhaxeeya, iyo wadahadalkayga aniga iyo walaalkeeyga Maxamed Cabdullaahi Faramago waxa uu xaqiijiyay macnahan kuwaas oo diirada saaraya siyaabaha loo wanaajinayo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal“ Ayuu Yiri Amiirka Qatar.

Waxaa uu Sheegay in Katar und so weiter Wadi doontotaageeridda midnimada Soomaaliya, xasiloonida, madaxbanaanida und wanaagga dadkeeda.

Booqashada madaxweyne Farmaajo ee dalka Katar oo noqoneysa tii labaad ee uu tago dalkaas ayaa imaneysa xili uu taagan yahay Wali khilaaf u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka oo markiisii ​​horeba ka soo bilaawday khilaafka soo Kala dhaxgalay wadamada Khaliijka oo ay dowladda Soomaaliya ka qaatay go’aan dhaxdhaxaadnimo ah .

SomaliSwiss Doxa

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: