Advertisements

Dowladda China oo dadka waxyeelada ka soo gaartay ugu deeqday lacag dhan $ 1.5 Million oo dollar.

Somalia ShinahaWasiirka wasaarradda arimahaba dibeda Soomaliya Ahmed Cawad Ciise ayaa ka guddoomay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya deeq lacageed oo von 1,5 Millionen oo Dollar oo loogu tala-galay in lawu caawiyo dadka ay fatahaaddu ku dhufatay ee Soomaaliyeed.

Dowladda China ayaa sheegtay in ay siweyn uga xun tahay xaalada ay wajahayaan xiligan dadka ku barbakacay gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ay saameynta adag ku yesheen fatahaada ue sameeyay gaar ahaan magalaada Beledweyne ee xarunta und ah gobolka Hiiraan.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaliya Ahmed Ciise Cawad Ayaa Dowladda Shiinaha Uga Mahad Celiyay Lacaptaan Ay Ugu Deeqeen Dadka Soomaaliyeed.

Dowladda Shiinaha ayaa ka mid ah dowladdaha gacanta wey ka geystay und gurmashada dadka Soomaliyeed marka ay jiraan masiibooyinka dabiiciga ah oo ay daadadku ka midka yihiin.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: