Madaxweyne Farmaajo oo magaalada Doxa kula kulmay yeeshay Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamiim Bin Xamad Al Thani

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magalaada Doxa ayaa kulan la yeeshay Amirka dalka Katar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani. Continue reading

Madaxweyne Muuse Biixi oo fariin u direy dawladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabda ayaa ka hadday sababta dabaaldega 18 Mai looogu soo raray 15-ka Mai iyo Guod ahaan taarikhda Somaliland soo martay, waxaanu shacabka ku hambalye 27 guuradda ka soo wareegtay madax banaanidda Somaliland. Continue reading

Dowladda China oo dadka waxyeelada ka soo gaartay ugu deeqday lacag dhan $ 1.5 Million oo dollar.

Somalia ShinahaWasiirka wasaarradda arimahaba dibeda Soomaliya Ahmed Cawad Ciise ayaa ka guddoomay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya deeq lacageed oo von 1,5 Millionen oo Dollar oo loogu tala-galay in lawu caawiyo dadka ay fatahaaddu ku dhufatay ee Soomaaliyeed. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xalay kormeer qaar kamid ah degmooyinka G/Benaadir.

Kheyre kormeer.jpg15Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Xalay kormeer uu ugu kuur gelayay xaaladda amni ee caasimadda kusoo maray qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Benaadir. Continue reading

Wasiirada Caafimaadka Soomaaliya iyo Qatar oo maanta kala saxiixday heshiis iskaashi iyo wax wada qabsi….

Wasiarada Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs Fawziya Abakar Nuur ayaa Heshiis iska io Wax sabo saxiixatay Wasiarada Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Katar Dr. Xanaan Maxamed Al kawaari. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ist ein wafdiuu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magalaada Dooxa ee caasimadda Katar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah. Continue reading

%d bloggers like this: