Shirweynaha heer Qaran ee dib u eegista dastuurka oo si rasmi ah uga furmay maanta Muqdisho

Magaalada Muqdisho Waxaa Goor Dhaw Si Rasmi Ah Uga Furmaya Shir Weynaha Heer Qaran Ee Dib und Eegista Dastuurka Dalka.

Shirka Waxaa Daah Furay Ku-Simaha Madadaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C / Raxmaan, Iyadoo und Goob Joog Ka Ahaayen Wasiirrada das ist ein ka ka Mitte ah maamul gobolleedyada iyo guddiga madaxa-bannaa ee dastuurka.

Sidoo kale mas’uuliyiinta kale ee Shirka ka qeybgalay Ayaa waxaa ka Mitte ahaa Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Ra“iisal Wasaaraha Soomaaliya xasan Cali Kheyre, Wasiirka Dastuurka XFS, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, xubno matalaya Baarlamaanada Dowlad-goboleedyada Dalka , Beesha Caalamka Iyo in Kabadan 300 Boqol Oo QoF oo Isaga Kala Yimid Gudaha Daka Iyo Dibadiisa.

Shirkan oo si gaar ah dhinacyada ka qeyb galaya ay diirada Saari doonaan DIB u eegista iyo turxaan bixinta Dastuurka KMG ah Ayaa sida qorshuhu uu yahay SOCON doona 13-ka ilaa 15-ka bishaan May.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: