Madaxweynaha Jamhooriyadda Federaalka Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmawajo iyo Wafdi ist ein hoggaaminayo ayaa goor-dhow ambabaxay Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar.
Mudane Maxamed C / llaali Farmaajo oo magalaada Dooxa uga bilabaneyso Booqasho rasmi ah oo qaadaneyso labo maalmood ayaa la kulmi döno Amiirka Dalka Qadar Scheich Tamim bin Hamad Al Thani.
Cabdinuur Maxamed Axmed Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lahadlay Wakaaladda Sonna Ayaa Yiri“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar, waxaana UGA bilaabaneysa booqasho Rasmi ah oo laba Maalin ah, isagoo la kulmi doono Amiirka Dalka Katar. Waxaana Socdaalkiisa ku wehliya Xubno ka tirsan Golaha Wassirada oo iyagana kulan la qadan doona dhiggoda Qadar “
Xubnaha Golaha Wasiiri ee la socda Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kala ah Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Soomaaliya, Wasiirka Caafimaadka iyo Wasiirka Qorseheynta oo wafdiga Madaxweynahua hiyeeyay Dalka Qadar.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.