Hoggaamiyayaasha dowlad gobolleedyada oo maanta uga furmay Baydhabo Shir lagu macaaradayo Dowladda.

Magaalada Baydhabo Ee Xarunta und Ah Gobolka Baay Waxaa Maalintia Shalay Dib Ugu Laabayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan Oo Waayadii Ugu Danbeeyay Ka maqnaa.

Magaalada ayaa waxaa ka soconaya qaban-qaabada kulan lagu wado in ay halbaa ku yeeshaan madaxda maamul gobolledyada dalka ka dhisan, kaa oo looga arinsan dona sida und soa xigtay saraakil ku dhaw dhaw shirka siyaasada Soomaaliya.

Kilanka ayaa haddiuu qabsoomo noqonaya ki labaad oo yeshaan madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada qeybta ka ah dowladda dhexe oo horay ugu shiray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbaada Hoose.

Maalmihiu Ugu Danbeeyay Waxaa Soo Ifbaxayay Khilaaf Siyaasadeed Oo Xoog Leh Oo Mar Grünkohl Soo Kala Dhaxgalay Dowladda Dhexe Iyo Qaar ka Mitte ah Dowlad Gobolledyad Kaddib Markii Madaxweyayaasha Puntland Iyo Jubaland Eedeyn Weyn und Jeediyeen Dowladda Federaalka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: