Advertisements

Madaxweyne Biixi oo maanta la kulmay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Mr Danjire Keating.

Biixi iyo KeatingMadaxweynaha Maamulka  Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr Michael Keating. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Qadar.

Madaxweynaha Jamhooriyadda Federaalka Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmawajo iyo Wafdi ist ein hoggaaminayo ayaa goor-dhow ambabaxay Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar. Continue reading

Shirweynaha heer Qaran ee dib u eegista dastuurka oo si rasmi ah uga furmay maanta Muqdisho

Magaalada Muqdisho Waxaa Goor Dhaw Si Rasmi Ah Uga Furmaya Shir Weynaha Heer Qaran Ee Dib und Eegista Dastuurka Dalka. Continue reading

Hoggaamiyayaasha dowlad gobolleedyada oo maanta uga furmay Baydhabo Shir lagu macaaradayo Dowladda.

Magaalada Baydhabo Ee Xarunta und Ah Gobolka Baay Waxaa Maalintia Shalay Dib Ugu Laabayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan Oo Waayadii Ugu Danbeeyay Ka maqnaa. Continue reading

%d bloggers like this: