Xarunta Tababarka Som-Turkiga uu ku leeyahay magaalada Muqdisho oo maanta Madaafiic lagu weeraray.

Madaafiic maanta Aroorti hore ayaa Xarakada Al-shabaab ku weeraren saldhiga Tababarka Turkiga ee magaalada Muqdisho sida ay warbaahinta und sheeeen dadka degan xaafaddahu ku dhaw dhaw saldhiga.

Sida lagu soo warramaya waxaa weerkan sheegtay Xarakada Al shabaab, hase ahaatee ilaa iyo hadda lama oga haddiuu jiro khasare ka dhashay madaafiicdan lagu tuuray saldhiga, waxaana sheegtay mas’uuliyada madaafiicdan Al-shabaab oo warbaahindocta ka soo daayay war ku saabsan in 13 madfac ku tureen saldhiga turkiga ee lagu tababarka ciidamada dowladda soomaaliya.

Saldhiggan ayaa ku yaalla deegaanka Jaziira ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaaa daah furay dowladda Turkiga oo ugu talagashay in wai tababaro ciidamada militariga Sooomaaliya, waana saldhigga ugu ballaaran ee wuana taldiku ku leedahay dalka dibadiisa.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: