Dowlada Ireland oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan € 3 Milyan oo wax looga qabanayo xaaladaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya.

Dowlada Irland Ayaa Sheegtay in Soomaaliya Ugu deeqday und Dowladda Irland € 3 Milyan oo Wachs looga qabanayo xaaladaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya.

Wasiirka Arimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Simon Coveney Iyo Wasiirka Horumarinta Irland Ciarán Kanone Ee Dalkaas Ayaa Ku Wada Dhawaaqay Deeq beschrieb Oo Dhan 3 Milyan oo Yuuro Oo Ku Saabsan Dhibaatooyinka Biniadanimo ee ka Taagan Soomaaliya.

Irland ayaa sanadkii 2017, Irland waxaa und bixisay lacag gaarajsa € 6,7 milyan und ay taageraan dadaalka laguer yareynayo dhibaatooyinka biniadannimo ee Soomaaliya. caawinaadaasi waxaa bixiyay hay’adaha gargaarka baniáadamnimada ee Irland.

Waxaa lagu Qiyaasey in 5,4 milyan oo qo oo ku nool Soomaaliya und baahan yihiin gargaar bani’aadamnimo.

Gudaha dalka Soomaaliya  waxaa ku barakacsan papa ku dhaw 2 milyan oo Soomali aha, kuwaa und baahan gargar Bani’aadanimo.

Dowladda Irland ay Sheegtay bishi la soo dhaafay in Daadadka ay sii xumeeyeen xaalad bani’aadamnimo ee ka taagan gudaha Soomaaliya, Waxana ku Barakacay im Ka Badan 220.000 oo qof

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: