Advertisements

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo maanta Xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire David Concar ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa magaaladda Muqdisho, waxaana ay ka wada hadleyn qodobo badan oo ay ka mid aheyd siddii dawladda Britain ay u kordhin laheyd taageerada iyo tababarka Ciidan ee ay siiso Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.


Continue reading

Advertisements

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la horgeynaya sharciga Shirkadaha dalka.

Baarlamaanka´Fadhiggii ay maanta yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa ay Xildhibaanada Akhrinta koowaad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Shirkadaha. Continue reading

Xarunta Tababarka Som-Turkiga uu ku leeyahay magaalada Muqdisho oo maanta Madaafiic lagu weeraray.

Madaafiic maanta Aroorti hore ayaa Xarakada Al-shabaab ku weeraren saldhiga Tababarka Turkiga ee magaalada Muqdisho sida ay warbaahinta und sheeeen dadka degan xaafaddahu ku dhaw dhaw saldhiga. Continue reading

Dowlada Ireland oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan € 3 Milyan oo wax looga qabanayo xaaladaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya.

Dowlada Irland Ayaa Sheegtay in Soomaaliya Ugu deeqday und Dowladda Irland € 3 Milyan oo Wachs looga qabanayo xaaladaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya. Continue reading

Gaas iyo Keating oo ku kulmay magaalada Garoowe

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe kulan kula qatay danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating. Continue reading

%d bloggers like this: