Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya oo si adag uga hadashay dilalka Muqdisho

Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay dilakka ka dhacay caaşimada ee lagula kaco mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda iyō dadka rayidka, xili dhinaca kale ay nagu soo dumm leedahay bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Wasiirka Amniga gudaha Maxamed Abuukar Ducaale Isloow ayaa Sheegay in Magaalada Muqdisho xaq u laheen in maalin walba lagu daadiyo dhiigga muwaadin, isaga oo intaa ku waiw in ka wasaar xoogga saari doonaan sugida Amniga caasimada.

“Waxaan rabaa in aa halkan ka sheego magaalada Muqdisho xaq uma lahan in maalin kasta ama hate kasta lagu dilo qof muwaadin ah, horayna waan du sheegnay hadana waan ku celinaynaa, waxaan und dharanayay inaan shacabka har iyo haben du shaqeyno,” ayuu yiri Wasiir Islow .

Waxaa uu ku dhiiri-galiyay ciidamada dowladda ee loogu talagalay sugida Amniga in ay kordhiyaan howlgalladooda lagu sugayo nabad-galyada, iyaga oo dhinaca kalana und wanaagsan ula dhaqmaya dadka shacabka ah.

Hadalka Wasiirka ayaa imanaya xili xalay lappen hubeysan fern rüx ku dileen guri uu magaalada Muqdisho ka degenaa sarkaal ka tirsan hay’addaha Nabad-sugida.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: