Advertisements

Cagaf ku gadoontay bartamaha magaalada Beledweyne oo dad ku dhintay.

War Naga Soo Gaoaraya Magaalada Beledweyne Ayaa Sheegaya in Ugua Yaraan Saddex Ruux Ku Dhinteen xaafadda Xaawo -Taako, Gaar Ahaan Halka Lagu Magaçaabo Buundo-Koowaad Kaddib Marke und Gagaf ay la Socdeen Vater Isaga Kala Gooshayay Magaalada Oo Mar Kohl Aay Daadad Ku Dhufteen.

Qof ku sugan magaalada oo gor dhaw la hadlay Hiiraan Online ayaa sheegay in dadka dhintay uu ka mid ahaa sheewh loo garanayay magaalada oo lagu magacaabo Sheekh Suleymaan kana soo jeeda Qowmiyada Oromada, halka dhinaca dhinaca kalana ilaa iyo hada laag la’yahay biyaha labo wiil Oo Dhalinyarro ah.

Dadka saarnaa gaaariga oo ka badnaa ilaa Konton qof ayaa ka yimid deegaanka loa barakacay ee CeelJaale iyaga oo ku sii jeeday qeybaha kale ee magaalada.

Sidoo kale waxaa rumeysan yahay in ay jiraan papa ku hoos jira cagafta ku gadoontay buildada, waxana soconaya gurmad xoog leh oo fidinayo dadka ay wachs yeeladu soo gaartay.

Todoad ka hor ayeey aheyd martius sidan oo kale gaari Cagaf-cagaf ah oo ay la socdeen ku dhawaad ​​100 ruxu ku qalibatay bartamaha isla Buudada oo uu maro Togga ugu weyn ee biyaha ku dawa Wabiga Shabeelle, waxana xiligaa ku dhintay in la xaqiijinayo gabar ka mid Aheyd Dadkii La Socday Gaariga.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: