Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka oo sheegay in ay ku dileen Bariirre saraakiil ka tirsanaa ururka Al-shabaa

 

Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaalieya ayaa sheegay in Duqeyn maalin ka hor ka Dhacday deegaan hoos taga degmada Bariirre ee gobolka Shabeelaha lösche ku dileen saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab.

Soomaaliyeed Cabdullaahi Cali Caanood Ola la Hadlay Warbaahinta Dowladda Ayaa Shaaciyay Magacyada Saraakisha Lagu Dilay Weerarka Oo Ay Wada Jir und Fuliyeen Cidamada Dowladda Iyo Kuwa Mareykanka.

Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaliyed Jen Cabdullahi Cali Caanou oa la Hadlay Warbaahinta Dowladda Ayaa Shaaciyay Magacyada Saraakisha Lagu Diley Weerarka Oo Ay Wada Jir und Fuliyen Cidamada Dowladda Iyo Kuwa Mareykanka.

Wuxuu Sheegay Abaanduulaha in Weerarka Lagu Dilay Saddex Sarkaal Oo Muhiim Ahaa Al-Shabaab Kuwaa Oo Lagu Kala Magacaabi Jiray Khalif Maxamed Warsam (Khalif Cadale), Yuusuf Macalin Cabdalla Iyo Muuse Cali Gaabow.

Jen Caanood Ayaa Intaa Ku Daray n ciidamadu Bur Buryeen Saddhigyo Dhowr ah oo ay Halkaa ku Lahayayen Ururka Al-Shabaab.

Laakin Dhinaca Grünkohl Marka la Eego Waxaa Soo Baxaya Warar Sheegaya in Dadka Ku Dhintay Weerarka und Badnaayen Dad Rayid Ah, Kuwaa Oo Qaarkood Meydadkooda La Soo Gaarsiiyay Magaalada Muqdisho.

Abaanduulaha ayaase sheegay in einer y-maqleen wararaku saabsan duqeynta iyo weerarka in einer yu-ku dhinteen Vater Rayid ah laakin bawaritaan arintaa ku saabsan la wado.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: