Ra’iisal wasaare Kheyre oo booqday saldhigyada ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kormeeray xarunta taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, guddoomiyaha golokka Banaadir, Saraakisha Ammaanka iyo mas’uuliyiin kale.

Continue reading

Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya oo si adag uga hadashay dilalka Muqdisho

Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay dilakka ka dhacay caaÅŸimada ee lagula kaco mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda iyÅ dadka rayidka, xili dhinaca kale ay nagu soo dumm leedahay bisha Barakeysan ee Ramadaan. Continue reading

Cagaf ku gadoontay bartamaha magaalada Beledweyne oo dad ku dhintay.

War Naga Soo Gaoaraya Magaalada Beledweyne Ayaa Sheegaya in Ugua Yaraan Saddex Ruux Ku Dhinteen xaafadda Xaawo -Taako, Gaar Ahaan Halka Lagu Magaçaabo Buundo-Koowaad Kaddib Marke und Gagaf ay la Socdeen Vater Isaga Kala Gooshayay Magaalada Oo Mar Kohl Aay Daadad Ku Dhufteen. Continue reading

Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka oo sheegay in ay ku dileen Bariirre saraakiil ka tirsanaa ururka Al-shabaa

 

Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaalieya ayaa sheegay in Duqeyn maalin ka hor ka Dhacday deegaan hoos taga degmada Bariirre ee gobolka Shabeelaha lösche ku dileen saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab. Continue reading

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) oo ka hadashay fatahaada Wobiyada dalka Soomaaliya.

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) Oo Ka Hadashay Fatahaada Wobiyada Dalka Soomaaliya Ayaa Sheegtay in Iaa 695.000 oo QoFa Qiysaastii Ku Barakacay Daadad Ka Dhashay Roobab Lixaad Leh Oo Sababay Fatahado Ka Dhacay Dalka Soomaaliya Qaybo Ka Mid ah, Sida Aaaa Shaegtay in Kaabaima Adduunka ee WHO. Continue reading

%d bloggers like this: