Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ayaa Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarunta Dhexe Maamulka Hawada Soomaaliya, Ayadoo Rightsul Wasaaruhu ku kuurgalayay Howlaha Shaqo Ee Xaruntan.Â
Mudane Xasan Cali Khayre Iyo Xubnihii La Socdaday Waxaa Xarunta Maamulka Hawada Oo Ku Taal Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Wasiirka Duarista Hawa Mudane Max’ed C / Laahi Salaad (Oomaar).
Wasiirka ayaa wafdiga raysul wasaaraha warbixin ka siiyay adeegyada muhiimka ah ee ay xarunta qabato, isagoo howlwadeennada xarunta sheegay in einem howloa baaxad leh qabteen mudadii ay xarunta shaqeyneysay.
Raysul warare Khayre ayaa hadallo dhiirigelin ah und jeediyay maamulka iyo howlwadeennada kale ee xarunta, isagoo uga mahadceliyay howsha ay und hayaan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.
SomaliSwiss      Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.