Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Farmaajo 11a

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb Galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa sheegay in Goleyaasha dowladda Looga baahan yahay in ay yeeshaan wadashaqeyn buuxda si loo adkeeyo dowladnimadeenna. Continue reading

Xafladda caleema saarka Gudoomiyaha golaha shacabka oo maanta ka dhacday Muqdisho.

Caleema saar.jpg1Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Xafladdii lagu caleema saarayey Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Max’ed Mursal Sheekh waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Wafdi ka socday Baarlamaanka dalka Jabutri, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya danjire Jamaaludiin Mustafa Cumar iyo safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan Bekar. Continue reading

Ra’iisal Wasaaraha Dalka oo Kormeeray Xarunta Dhexe Ee Maamulka Hawada Soomaaliya.

Kheyre kormeer.jpg14Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ayaa Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarunta Dhexe Maamulka Hawada Soomaaliya, Ayadoo Rightsul Wasaaruhu ku kuurgalayay Howlaha Shaqo Ee Xaruntan.  Continue reading

%d bloggers like this: