Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya oo ka warbixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait.

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaraara xukuumadda Federaal Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay safar ay ku tagtags Dalka Kuwait ka dib markii und Dalka dib ugu soo laabatay.

Marwo Khadijiya Maxamed Diiriye Ayaa Sheegtay in Madaxda Dawladda Kuwait ay Isla Garteen Kordhinta taageerada und Buxiyaan Horumarinta adeegyada Dadwaynaha.

Khadija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada Iyo Cayaraara Xukuumadda Federal Soomaaliya Ayaa Sheegtay in Madaxda AY Soo Kulmeen Aya Kala Hadleen Sidii Loo Taageeri Lahaa Dhalinyarada Soomaliyeed oo und Kuwo Kasoo Bura Burkii Dalka Ku Dhacay.

Dhanka-Kale Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye Ayaa Sheegtay in Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ay Diyaar Garoow Xoogga Ugu Jirto Marti Galinta 15 Mai oo ah Malinta Dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed.

“Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshayaal ku aadan horumarinta dhalinyarada iyo ciyaaraha Dalka taasoo ay baahi weyn u qabaan dhaliyarada Sooomaaliyeed ee ku noi Caasimadda Soomaaliya iyo Gobalada Dalka”

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss @ hotmail, com

%d bloggers like this: