Maamulka Degmada Hodan Ayaa Ku Guuleystay in Ka saaraan Dadkii Degeenaa Halkaasi Iyadoo Maanta uu Guddoomiye Maxanmed Ahmed Cantooba uu ku Wareejiyay Wasaraadda Waxbarashada Dalka iyadoo uu Goobta joogay Wasiarka Wasaaradda Waxbarashada ist ein Tacliinta Sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliyeed Schlamm C / Raxmaan Daahir Cismaan.
Xaruntaan wasaardada waxbrashada hidaha iyo tacliinta sare ayaa waxaa diganaan jiray masuuliyiinta ugu sareysa wasaadada waxbarshada islamaraana ku dhawaad ​​30 Sano degenayeen papa shakab ah inta uu Dalka mit burka jiray, waxaana und talaa xaafada taleex ee degmada Hodan Gobolka Banaaadir.
Wasaaradda Waxbarashada Qaranka Soomaaliyeed Ayaa Dhawanhaanba Waday Qorshayaasha Lagu Tayaynaayo Waxbarashada Dalka Ibo Dibu Dhiska Xaruumihii Ay La Hayd Wsaaraddu si Loogu Adeego Bulshada Soomaaliyeed.
“Dowlaada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan in ay dib usoo celiyaan xarumahii danta Guud kuwaas oo lagu qaban jiray adeegayada ay u baahan yihiin bulshada qeybheeda kal duwan”
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss @ hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.