Advertisements

Raysul wasaare Kheyre oo kormeer ugu tegay ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay xasilinta amaanka caasimadda Dalka.

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer ugu ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay amaanka Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo isugu jira qeybaha kala gadisan ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa Kormeerkiisa waxaa ku weheliyay Wasiir ku xigeenka Amniga, Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Aslubta iyo Guddoomiyaha Gabalka Banaadir.

Intiuu ku guda Jiray Booqashadisa ayuu warbxino ku sa sabsan amniga dalka gaar ahaan caaşimada Muqdisho ka dhagaystay taliyayaasha ciidanka, waxayna tilmaameen in si wanaagsan loo wado howlaha amni ee magaalada, iyagoona cadeeyay in ay dajisteen qorşheyaal lagula socónayo guud ahaan amniga golokka, gaar ahaan bisha Ramadaan Iyo Dhaq-Dhaqaaqayada Cid-Walba Oo Donayso in einem Carqalaladaya Amniga Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa u mahad celayay Ciidamada iyo Madaxdooda isagoona dhanka kalana ku boggaadiyay howlaha muhiimka ah ee ay qabtaan, waxuuna ku dhiiri galiyay in sii labo laabaan shaqooyinka ay Qaranka und hayaan.

“Wadashaqayntna Maamulka Gobolka Banaadir iyo ciidanka Xasilinta Muqdisho waxaa ay ka turjumaysaa dadaalka loogu jiro in der Soo celiyo amaanka magaalda oo waayahan laga shaqeynaayay, shacabka Soomaaliyed dhammaantoodna waxaan faraynaa in der shaqeeyaan ciidanka.” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Photoj3 Ugu Dambeentii Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa ciidanka und soo jeediyay in ay und aaaaliyaan shacabka ay amnigooda sugayan und wanagsan aa ula macaamilaan marka ay shaqada ku jiraan, und ay shacabku ugu kalsoonaadaan ciidamada ka dibno loo helo wadashaqay buuxda .

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: