Raysul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed Ayaa Isniintii Soo Gabagabeeyay Laba Maaloudoo Oo Booqasho Rasmi Ah Oo Uu Ku Tagay Dalka Kenya Isagoo Mudadaasi Aqalka Madadooyada Kenya ee Nairobi Kulamo Kula Qaatay Madaxweeynaha Dalka Kenia Uhuru Kenyatta.
Kulamadooda ayay diiraddda ku sareen xiriirka labada dal ka dhexeeya ee dhinacyada ammaanka, ganacsiga, dalxiiska iyo dhaqaalaha iyo wela wada shaqeynta.
Waxyaalaha ay madaxdu ka hadleen waxaa kamid ahaa arimah amna gobolka sida dalalka Soomaaliya iyo Suudaanta Koonfureed. Waxaana Krieg mausierte Kasoo Baxay Kulankooda Warbaahinta und Aqriyay Madaxweynaha Kenya, Khao Oo Lagu Sheegay in Labada Dowladood und Iseku Raceen in der Nacht Soyahuya Iyo Sudadeta Koonfureed Iyo Welawa Dagaalanka Kooxda Al-Shabaab Ee ka Dagaalanta Soomaaliya.
Dhinaca Suudaanta Koonfureed, war Murtiyeedka ayaa lagu sheegay: “labada hogaamiye waxay ay muujiyeen sida ay uga niyadjabsanyihiin hoos und dhaca ku yimid dadaallada lagu soo celinayo nabadda Suudaanta Koonfureed. Iyagoo ballan qaaday ka go’naansho ku aadan in ay ka qeyb-qaataan dadaallada dhex-dhexaadinta IGAD, waxayna ku booriyeen hogaamiyeyaasha Suudaanta Koonfureed in danaha shacabka ka hormariyaan toda gaarka ah, si fursad loo siiyo nabadda. “
Waxay sidoo Grünkohl hadleen arimaha Soomaaliya Ayagoo Isla Soo Qaaday Sii Xoogeeysiga Al-Shabaab Iyo Taagero La’aan Howlgalka AMISOM.
“Labada Hogaamiye Waxay Muujiyeen in Al-Shabaab und Sii Wado Dhibaatooyinka und Ku Heeyso Soomaaliya Iyo Guud Ahaan Gobolka. Sidaa starb, waxay walaac ka muujiyeen taageero la’aanta beesha caalamka ee Soomaaliya, gaar ahaan dhaqaalaha aan ku filnayn lana saadaalin Karin ee howlgalka AMISOM, taasoo ay sheeenen in ay Katar ka keeni karto guulaha la gaaray. “
Madaxda labada dhinac waxay isku raaceen in ay raadiyaan sidii loo heli lahaa dhaqaale ku filan heulgalka AMISOM, oo ay kamid tahay in der kordhiyo ciidamada AMISOM iyo sidoo kale in der tababaro ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Madaxdu waxay walaac ka muujiyeen sameyn ay sheegeen in Soomaaliya und ku leeyihiin koaxo ay uu yeereen “danleey shisheeye” oo ay xuseen in einem sabab u yihiin xasilooni darrada dalka.
Sidoo kale Waxaa Krieg Murtiyeedka Lagu Sheegay in Kenia Iyoo Itoobiya Oo Loo Arko Dalalka Ugu Nabdoon Eee geeska Afrika Aya ka jiraan Dhibaatooyin, Ajadoo Dowladda Kenia-Krieg-Krieg-murtiyeedka in ay Dhabaato-ku-Hayaan Al-Shabaab, Oo ay Ugu Danbeyeysay Sagaal Askari Oo Dhawaan ay weberar ku dileen Al-shabaab, Itoobiyana ay hadda kasu kabaneeyso dhibaatooyin ka dhashay dibadbaxyo ay dhigayin qaar kamid ah shacabka dalkaasi.
Dalaiya Itoobiya Iyo Kenia Ayaa Loo Arkaa in Ay Yihiin Dalalka Ugu Waaweyn Ee Xiriirka La Leh Reer Galbeed, Gaar Ahaan Dhinaca Dagaallada Ka Dhanka ah Argagixisada.
Labada dal waxa ay cidamo uga suganyihiin Soomaaliya, kuwaa oo ka qeyb-qaadanaya dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab.
SomaliSwiss Nairobi
SomaliSwiss@hotmail.com Â
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.