Madaxda Wadammda Itoobiya iyo Kenya oo si cad u sheegeen in ay ka go’an tahay raadinta nabadda Soomaaliya iyo Suudaanta Koonfureed.

Raysul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed Ayaa Isniintii Soo Gabagabeeyay Laba Maaloudoo Oo Booqasho Rasmi Ah Oo Uu Ku Tagay Dalka Kenya Isagoo Mudadaasi Aqalka Madadooyada Kenya ee Nairobi Kulamo Kula Qaatay Madaxweeynaha Dalka Kenia Uhuru Kenyatta. Continue reading

Raysul wasaare Kheyre oo xafiiskiisa ku kulmay wafdi ka socday gudiga Qaramada Midoobay.

 Kulankan oo ka dhacay xafiiska raysul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay arimo la xiriira xaaladaha dhanka ammaanka ee Soomaaliya iyo dadaallada ay dowladdu dooneeyso in ay dib ugu qalbeeyso ciidanka qaranka Soomaaliya. Continue reading

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Finland kula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalkaas.

Wasiirka Amniga Somalia.jpg1Wasiirka Amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo safar shaqo ku jooga dalka Finland ayaa la kulmey wasiirka arrimaha gudaha Finland, waxaana laga wadahadley iskaashi laga yeesho dhinacyada amniga, socdaalka iyo baasaboorka dukumentiyada Soomaaliga ah oo uu ka mid yahay baasaboorka. Continue reading

Raysul wasaare Kheyre oo kormeer ugu tegay ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay xasilinta amaanka caasimadda Dalka.

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer ugu ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay amaanka Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo isugu jira qeybaha kala gadisan ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya. Continue reading

R/wasaare ku-xigeenka Dalka oo ka Warbixiyay sida Dowlada Soomaaliya uga jawaabtay fatahaada labada wabiyada.

Ra_iisal wasaare ku-xigeenka SRa’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar ) ayaa ka warbixiyay sida Dowlada Soomaaliya ay kaga jawaabtay fatahaadaha wabiyada Jubba iyo Shabeelle iyo dadaalada lagu xoojinayo u gurmashada dadkii ay qasaaradu ka soo gaartay fatahaadda wabiyada. Continue reading

%d bloggers like this: