Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay hab-maamuuska xeerka lagu aasaasay Baarlamanka midowga Afrika.

Kulanka golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir goddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C / ramaan ayaa lagu ansixiyey hab maamuska xeerka lagu aasaasay Baarlamaannada Midawga Afrika, kaas oo Soomaaliya ay xubin ka tahay. Continue reading

Madaxweynaha Jabuuti oo maanta la kulmay taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta xafiiskiisa madxtooyada looga arrimiyo dalka Jabuuti waxaa uu ku qaabilay taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed. Continue reading

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeyey inay dhex-dhexaad ka ahayn arrimaha Khaliijka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axted Max’ed Islam Ayaa Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Kismaayo Ayadoo Garoonka Diyaaradeha Ay Kusoo Dhaweeyeen Madax Ka Tirsan Jubaland, Ururada Bulshada Rayidka Ah Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Kismaayo. Continue reading

Shirkadda Gawaarida ee TOYOTA oo Xafiis ka furatay Muqdisho, kana Furan doonto qaar ka mid ah Gobollada dalka.

TayootaWasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeey oo Xariga ka jaray Xafiiskan Shirkada TOYOTA ee Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in ay qayb ka tahay maalgashiga shisheeye ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: