Posted on May 26, 2018 by SomaliSwiss
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa xilalkoodii kula wareagay Wasiiraddii dhawaan uu magaacabay ra’iisal wassaare Xassan Cali Kheyre. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Munaasabad lagu dhaarinayey Wasiiraddii dhawaatan la magaacabay oo maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa Muqdisho.
Posted on May 26, 2018 by SomaliSwiss
Howlgallo ay ciidamada xasilinta caasimadda ka sameeyeen qeybo ka tirsan degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir ayay kusoo qabqabteen Nabe sharci darro loogu heystay qeybo ka tirsan degmadaasi iyo raggii wayay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada xasilinta Muqdisho oo gacanta ku dhigay hub sharci darro ah iyo raggii watay.
Posted on May 26, 2018 by SomaliSwiss
Wafdi Uu Hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa Galinkii Danbe Ee Maanta ka Anbabaxay Magaalada Muqdisho Ayaa Gaaaray Magaalada Addis Abeba Ee Dalka Itoobiya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray Addis Ababa
Posted on May 25, 2018 by SomaliSwiss

Madaxweynaha oo Khudbad ka jeediyay Salaadii Jimcaha kaddib Masjidka Shuhadaa ist eine Dhax-Yaalla-Villa in Soomaaliya, Thailand ist eine der beliebtesten Hotels in der Region, in der Nähe von Somaliland und Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne farmaajo oo mar labaad ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland.
Posted on May 25, 2018 by SomaliSwiss
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee Africmo ayaa Sheegay in uu soconayo baaritan la xiriiran duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha heyn ee Mareykanka ay ka fuliyeen dulleedka magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika oo sheegay in uu wado baaritaan duqeyn ay ka fuliyeen dulleedka magaalada Muqdisho.
Posted on May 25, 2018 by SomaliSwiss

War ka soo baxay Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ay aad uga walaacsan yihiin dagaalka  hubaysan ee ka dhacay agagaarka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool una dhexeeya Puntland iyo Somaliland, waxayna ku baaqeen xabbad-joojin deg deg ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Beesha Caalamka oo sheegtay in ay ka walaacsan yihiin dagaalka hubaysan ee ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Posted on May 25, 2018 by SomaliSwiss
Sida Ay Sheegeen Guddiga Gurmadka Qaranka in Deeqdan Loogu Talo Galay in der Saiyo Qoysaska und Saameeyeen Fatahaadaha Webiyada Iyo Daadadka Ka dashay Roobabka Ayaa Lagu Wareejiyay Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Iyo Daadadka Ka dashay Roobabka ee Jubaland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudiga gurmadka Qaran ee fatahaadaha oo Lacag deeq ku wareejiyay gudiga gurmadka Fatahaada Jubbaland.
Posted on May 24, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa daah-furay Qorshaha mivanda iyo Daadejinta Sugidda amniga Caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga fadhiyo maamulka Gobalka Banaadir io guddoumiyayaasha degmooyinka kuwaas oo kaashanaya laamaha amaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Qorshaha Midaynta iyo Daadejinta Sugidda Amniga Caasimadda.
Posted on May 24, 2018 by SomaliSwiss

Dowladda Soomaaliya Iyo Dowladda Pakistan Ayaa Kala Saxiixday Heshiis Ku Saadan Diiwaan-Gelinta Iyo Kaydinta Xogta Dadweynaha Sooomaaliyeed, Farsamada Ku Bixi Doonta Iyo Tabawada Ayey Ka Cajin Doontaa, Waxaana Ay Dowladda Pakistan Ku Bixin Doontaa $ 10.5 Milan Si Loo Hirgeliyo Mashruucaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladdaha Soomaaliya iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis ku saabsan diiwaan-gelinta iyo kaydinta xogta dadweynaha Soomaaliyeed.
Posted on May 24, 2018 by SomaliSwiss

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaalieya ayaa magacabay Goor Dhau Wasiirro, Wasiiru dowlayaal und Wasiir ku xigeenno cusub.
Xilalka Wasiirada
1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasare Kheyre oo ku dhawaaqay Wasiirro, Wasiir-ku-xigeenno iyo Wasiiru-dowlayaal.
Posted on May 24, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in khubaro iyo guddi baaris loo xil saarayo dhulalka Dowladda ee sida sharci darada loo bixiyey ka dib markii ay cabashooyin ka yimaadeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in baaris lagu sameynayo dhulalka Dowladda ee la bixiyey.
Posted on May 23, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magaalada Muqdisho ka furay maanta shirka Billahah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed ee Dalka ka socda, Amniga iyo Siyaasadda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka Soomaaliya oo maanta furay shir looga hadlaayo Mashaariicda horumarinta Dalka.
Posted on May 23, 2018 by SomaliSwiss

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodday hindise Sharciyeedyo la xiriira Howl-gabnida iyo xuquuqda Ciidamada.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaoo maanta ka doodday hindise Sharciyeedyo la xiriira Howl-gabnida iyo xuquuqda Ciidamada.
Posted on May 23, 2018 by SomaliSwiss

Gudomiyaha guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Ayya Sheegay in Kulan ay isugu yimaadeen guddiga iyo guddi ay baarlamaanku usoo magacaabeen la socodka howlaha guddigu qabanayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha oo shaaca ka qaaday in hal milyan Dollar ay gaarsiyeen meelaha fatahaadaha ka dhacaday.
Posted on May 23, 2018 by SomaliSwiss
Waxaa  xalay weerar madaafiic ah lagu qaaday saldhig ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee dulleedka magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Saldhig ay leeyihiin ciidamada AMISOM oo xalay weerar madaafiic ah lagu qaaday.
Posted on May 22, 2018 by SomaliSwiss

Waxaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho howlgal culus, kaas ayaa ka danbeeyay kaddib Qarax miino oo inta u dhaxeysa Ex Koontarool Afgooye iyo xaafadda Haanta-Dheer, kaas oo sababay dhimashada Labo ruux oo shacab ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowladda oo howlgal dad lagu soo qabqatay ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Posted on May 22, 2018 by SomaliSwiss
Sida lagu sheegay War saxaafadeedka uu soo saaray Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa lagu caddeeyey in uu sii kordhaya Khasaaraha ka dhashay Roobab lixaad leh oo wata Duufaanno dhaliyay Daadad xooggan oo ka da’ay Todobaadkan qaybo ka mid ah Gobollada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland oo war-saxaafadeed ka soo saaray Khasaarihii ka dhashay Duufaantii ka dhacay Soomaaliland.
Posted on May 21, 2018 by SomaliSwiss
Qaramada Midoobey iyo Dowladda Soomaaliya ayaa si wada jir u dalbaday lacag dhan $ 80 million oo dollar si wax looga qabto xaalada bani’aadannimo ee ka dhalatay daadadka, roobabka iyo duufaannada wada jir ah ee ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaramada Midoobey iyo Dowladda Soomaaliya oo wadajir u dalbaday $ 80 million dollar.
Posted on May 21, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisaal wasaare Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyayaasha ciidamada ayaa kormeeray dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay roobabkii ugu danbeeyay ee ka da’ay magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisaal wasaare Kheyre oo booqday dadkii wax yeellada ka soo gaartay roobabkii ka da’ay magaalada Muqdisho.
Posted on May 21, 2018 by SomaliSwiss
Ururka Iskaashatooyinka qaranka ee Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa shalay doortay gudoomiyaha cusub, kulankalagu doortay Guddoumiyaha cusub waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo mas, uuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya kulankaas oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliya oo doortay guddoomiye cusub
Posted on May 20, 2018 by SomaliSwiss

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Ayaa Goor-Dhow Dalka dib Ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeyb-galay shirkii Wadamada Islaamka ee looga hadlay Arrimaha Falastiin kaa soo ka dhacay Dalka Turkiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay.
Posted on May 20, 2018 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya Mudane Amb: Mohamed Mursal Sheikh C / raxmaan ayuu Kulan gaar ah La Qaatay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika U Qaabilsan Arimaha Soomaliya ahna Madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira, ayagoona ka wada hadlay xoojinta wada shaqeyn AMISOM ijo Xildhibaanada Golaha Shacabka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya oo maanta booqasho ku tegay labada Aqal ee Baarlamaanaka Soomaaliya.
Posted on May 20, 2018 by SomaliSwiss
Roobab mihigaan ah  oo ka bilaawday xalay saqdii dhexe ayaa wali ka da’aya magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku dhaw dhaw waxaana lagu soo waramayaa khasaare kala duwan oo ay geysteen roobabkan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku dhaw dhaw oo Xalay iyo maanta ka da‘ay Roobab xoog leh.
Posted on May 20, 2018 by SomaliSwiss
Roobabka iyo dableylaha is wata ee labadii cisho ee la dhaafay ku dhuftay deegaannada ku teedsan Gacanka Cadmeed gaar ahaan waqooyiga Soomaaliya ayaa sababay burburka guryo badan ,iyadoona ay ku dhinteen ku dhawaad 2,000 oo xoolo ah, sida ay Qaramada Midoobay sheegtay . Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Waqooyiga dalka Soomaaliya oo ka da‘ay Roobab dabeelo wato oo sababay burburka guryo badan.
Posted on May 19, 2018 by SomaliSwiss
Madaxooyada maamulka Somaliland ayaa xalay casho sharafeed am 18. Mai und samayay qaybo ka mid ah madaxda Somaliland, waxanaana lagu bedelay munaasibadihii madaxtoyadad lagu dhigi jirey ee heesaha iyo Rawaadayaha lagu qaban jirey. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha maamulka Somaliland Mudane Biixi oo amaanay dadka reer Puntland
Posted on May 18, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer howlleed ku tagey dekadda Muqdisho oo ay ka socdaan howlo isugu jira dhoofka iyo soo dajinta shixdaha kala duwan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare Kheyre oo kormeer kedis ku tegay dekedda Caalamiga ee Muqdisho.
Posted on May 18, 2018 by SomaliSwiss
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka JFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa looga hadlay dgaaladda maalmihii soo dhaafay ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka Soomaaliya oo baaq u diray dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Sool.
Posted on May 17, 2018 by SomaliSwiss

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan u Diray Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo dadweynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Curashada Bisha Ramadaan.
Posted on May 17, 2018 by SomaliSwiss

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, taliyaha ciidamada Booliiska iyo kan Aslubta Soomaaliyeed ayaa xalay kormeeray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo deegaanna dulleedka ka xiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare Kheyre oo xalay kormeer Amniga la xiriira ku sameeyay qeybo ka mid ah Muqdisho.
Posted on May 17, 2018 by SomaliSwiss
Â
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo ka hadlay Caasimadda Turkiga ee Ankara ayaa Qaramada Midoobay ku tilmaamay mid jileeceedu uu Xadka dhaafay, marka ay timaado la xisaabtanka Yahuudda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Ordagan oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay in ay Burburtay.
You must be logged in to post a comment.