Madaxweynaha Soomaaliya oo si adag u cambaareeyay Qaraxii ka dhacay degmada Baraawe ee G/Sh. Hoose.

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa hat eine Woche zuvor gesehen. Qaraxii galinkii Danbe ee shalay lala eegtay dhalinyaro hat eine neue Version von Gavolka Shabeellaha Hoose. Continue reading

R/wasaare Kheyre oo maanta booqasho ku tegay Xarunta Wasaaradda caafimaadka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Caafimaadka, Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiirka Caafimaadka Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur io qar Ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda. Continue reading

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo sheegtay in isbadal lagu sameeyay qorshaha sugida Amniga guud caasimada.

Wasiir Islaw.jpg1Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in isbedel lagu sameeyay qorshaha amniga guud Magaalada Muqdisho.. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay xuska Aas-aaskii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

12 Apriil.jpeg1Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka iyo qooysaskooda oo maanta ay ku beegantahay sannad guuradii 58-aad ee ka soo wareegtay markii la asaasay. Continue reading

Guddoomiye Maxamed Sheekh Jawaari oo shaaca ka qaaday in is casilaadiisa uu u arkay danaha qaranka iyo badbaadada Golaha Shacabka.

Kulanka Guud ee golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C / wali Sheekh Ibraahim Muudey Ayaa UGU horeyn waxaa khudbadiisa dhiibista xilka Guddoomiyanimo ee Golaha Shacabka ka jeediyay Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Continue reading

12 April waa Maalintii la aas-aasay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waa Sanadguuradii 58aad.

 

Munaasabadda lagu xusayo 58-guuradii ka soo wareegatay aaaaika Ciidamada xoogga dalka ee 12 April ayaa maanta ka dhacaya magalaada Muqdisho iyo qeybo ka Mid ah dalka. Continue reading

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo magaalada Istanbul kula Kulmay madaxda shirkadda Turkiga ee Turkish Airlines.

Wasiir OomaarWasiirka Gaadiidka icho Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed C / llaahi Salaad “Oomaar” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula leh madaxda shirkadda duulimaadka Turkiga ee Turkish Airlines. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya.

 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya HE Amb. Ahmed Issa Awad, Ayaa Qaabilay Safiirka Talyaigiga ee Soomaaliya SE Herr Carlo Campanile, Isaga Oo Ka Guddoomay Dhambaal Casuumaad ah. Continue reading

Aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka federaaleynta dalka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan xiriirka federaaleynta oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamul goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Benaadir, Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo föderaalka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka oo isku raacay in berri la qaban doono kulankii maanta baaqday.

Baarlamaanka Cusub.png2Waxaa maanta dib uhac ku yimid kulankii khudbad jeedinta guddoumiye Jawaari ee Golaha Shacabka ayaa warar soo baxaya sheegayaan in maalinta berri ah la qaban doono fadhiga Golaha, Continue reading

Kulankii maanta la filayay inay yeeshaan xildhibaannada Golaha Shacabka oo Khilaaf ka dhashay qabsoomidiisa.

Warar naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanada ay isku khilaafsan yihiin qabsoomida kulankii maanta loo balansanaa ee Golaha Shacabka, kaddib fariimmo iska soo horjeeda oo xalay loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo shaaciyey in ciidamada ay tababaraan Imaaraadka ay ka mid yihiin xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wasiirka cusub gaashaandhigaWasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya oo hoostagga wasaaradda gaashaandhigga. Continue reading

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka oo war saxaafadeed ka soo saartay lacagtii dhawaan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Risultati immagini für emirati arabi uniti 

Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Imaraadka Caratta ayaa Krieg saxaafadeed ay soo Saartay Waxay ku Sheegtay in ciidamada Amniga ee Sooomaididu ay qoryo ku qanteen dadkii la socday diyaaradii dhawaan lacagta lagu qabtay, Islampaana Kala Wareegeen $ 9 Milyan Iyo 600 Kuna Oo Dollar, Wachs-cha-tallmaantay Tallaabadaasi Mitte sharci -darro ah oo xadgudub ku ah shuruucda caalamka. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Jawaari oo maanta shir jaraa’id wada qabtay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kuu bogaadiyey Guddoumiye Jawaari, tanaasulka u sameeyey iyo go’aanka shuruud la’aanta ah ee uu u Qaatay Danta Dalka. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo magacawday guddi la shaqeya hey’adaha Q.M ee ka howlgala dalka.

Kulankii ugu horreeyay ayaa lagu qabtay shalay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay kaga dhawaaqday guddi la xiriir hay’adaha Qarammada Midoobay iyo Beesha Caalamka. Continue reading

Dhul ay leedahay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo maanta ku Dagaallamay Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyo hubeysan.

Ciidanka XDS.JPG2Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay dhulkii safaaradii hore ee Mareykanka oo tan iyo wixii ka danbeeyay bur burkii dowladda dhexe ay deegaansadeen qoysas Soomaaliyeed. Continue reading

Wafdigii uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulamo la qaatay Xoghayaha guud ee dawladaha Hoose ee dalka Turkiga iyo Masuuliyiin kale.

Guddoomiye Yeriisow.jpg3Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga, ayaa kulamo la qaatay Xoghayaha guud ee dawladaha Hoose ee Turkiga iyo masuuliyiin kale. Continue reading

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka oo Xildhibaannada Baarlamaanka u akhriyay warqad is casilaad ah oo ka timid guddoomiye Jawaari.

Guddomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa goor dhaw xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u akriyay warqad ist casilaad ah oo ka timid guddoumiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Cismaan Jawaari. Continue reading

Maxkamada sare ee Ciidamada oo maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay loogu Xukumay gacan ku dhiigle C/naasir Xoosh Maxamed.

Maxkamadda Sare Muqdisho.pngMaxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ay ugu xukuntay danbiile gacan ku dhiigle Ex-Gaashaanle sare Xoogga dalka C/naasir Xoosh Maxamed ka dib markii lagu helay dilka Alle ha u naxariistee Marxuum Ex-Generaal Siciid Aadan Yuusuf (Mariino) oo ka tirsanaa Ciidamada Badda Soomaaliya. Continue reading

War ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee la xiriira lacagtii shalay lagu qabtay Garoonka Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Looga hadlayo Boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho ayaa u qornaa sidan: – Continue reading

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo xalay kulamo kala duwan la yeeshay lada Garab ee iska soo horjeeda Xildhibaanada Baarlamaanka.

Waxaa muuqanaya in hadda baadi goob loogu jiro sidii loo qaboojin lahaa xiisad siyaasadeed todobayadai ukan danbeeyayba ka dhax aloosneyd xildhibaannada Golaha Shacabka kaddib guddiyo shalay loo saaray xal u helida khilaafka. Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka oo lagu war-galiyay in Berri oo Isniinta ah la qabanaayo kalfadhigii Golaha Shacabka.

 

Warar saacadihii ugu danbeeyay soo baxay ayaa sheegaya in guddoumiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Muudey u diray xildhibaannada taageersan mooshinka isaga oo ku war-galiyay in ay ka soo qeybgalaan kulan maalinta Berri ah ka dhacaya xarunta Golaha Shacabka. Continue reading

Diyaarad siday lacag fara badan oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Soo Caga Dhigatay Diyaarad Sida Sida La Sheegay Lacag Fara Badan und Siday Oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan. Continue reading

Madax dhaqameedka Somaliland oo maanta magaaladda Burco ee gobolka Togdheer.Xabsi loo taxaabay .

 

 Suldaan Nadiif Saydh Jibriil oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa maanta lagu xidhay magaaladda Burco ee gobolka Togdheer. Continue reading

Shir looga hadlayo dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay sidoo kalena iminka xarun Mit dem Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka furtmay shirka wadatashiga dib und eegita sharciga Socdaalka Soomaaliya oo la sameeyay sanadkii 1966-ki. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Jawaari oo maanta kulankaan la qaatay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Ayaa kulankaan la qaatay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo ay ka WADA hadleen xoojinta xiriirka Labada Wadan ee Soomaalieya iyo Turkiga iyo sidii dowladda u SII dar dar Gelin lahayed taagerada und Baarlamaanka Soomaaliya siiso. Continue reading

Ra’iisal wasaare Kheyre oo xalay kormeeray qeybo ka mid ah Bar-kontroollada ku yaalo Muqdisho, Abaal mariyayna Ciidankii Fashiliyay qaraxyadii shalay.

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka amniga, Maxamed Abuukar Isloow, Agaasimasha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka, Sarkiil Ciidan iyo xubno ka socday maamulka Gobolka Banaadir ayaa booqasho ku tagay Xalay saqdii dhexe xarumo ay ka howl-galaan Ciidnka nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. Continue reading

Kulan maanta la filayay inay uu yeesho Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u dhac ku yimid.

Baarlamaanka

Waxaa dib u dhac ku yimid kulan maanta oo Sabti ah lagu waday in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka, kaddib markii waqti danbe ee xalay laamaha Amniga lagu wargaliyay in ay u diyaar-garoobaan kulanka golaha Shacabka islamarkaana sugaan Amniga.


Continue reading

Midowga Africa oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Golaha Shacabka.

Madaxa AMISOM

Midowga Africa ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo dhacdadii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacday xarunta Golaha Shacabka. Continue reading

Labo Qarax oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa Hore Ayaa Ka Dhacay Maanta Xiligii Salaada Jimcaha Ee Muqdisho Meel Gaadiidka Lagu Baaro Oo Ah Waddo Gasha Garroonka Dayuuradaha Ee Aden Cadde. Continue reading

%d bloggers like this: