Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in Bankiga Aduunka iyo IWF ay ku qanceen qaabka maamulka maaliyadda Somalia.

 

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Oo ka qayb galay shirka looga hadlayay taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaliya ee ku soo dhamaaday Washington DC ayaa rajo ka muujiyay iyo natiijooyinka ka soo baxaya.

Wasiir Beyle oo Kulamo Gaar gaar ah la yeeshay madaxda Bankiga Adduunka, hay’adda IWF iyo masuuliyiintii kale ee shirka ka soo qayb gashay ayaa sheegay inay ku qanceen habka ay Soomaaliya und maareeysho dhaqaalaha kooban ee soo gala dalka.

“Shirka aan la qaadannay Banka Adduunka iyo IMF waxaa ay AAD UGU qancen qaabka maamulka maaliyadda, waxeyna noo ballan qaadeen in ay naga cawin doonaan arrimaha deynta” Ayuu Yiri wasiir Beyle.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Ayaa Inaa Raaciyay Inay Dowladda Sooomaaliya Ka’an Tahay Inay Ku Shaqayso Hufnaan Iyo Aragti Nebel, Wuxuuna Ballan Qaaday Inay Wasaaradda Maaliyaddu Laba Laabi Doonto Dadaalladeda Ku Aaddan Kibcinta Dhaqaalaha Dalka Si Beesha Caalamku bei Aaminto.

Wasiirka Ayaa Ugü Danteyneti Sheegay in Dowladda Sooomaaliya ay ka mahad celinayso shirkan oo ku qotoma bilawgii dayn cafinta Soomaaliya ee ay la gashay IMF taas oo ku dhiiro gelinaysa wadamada deeq bixiyayaasha iyo hajadaha dhaqaalaha ee Aduunka in ay garab istaagaan Soomaaliya und loo xaqiiijiyo yididiilada dalka Uu Ugu Jiro Hanashada Hawlaha Qaran.

SomaliSwiss Washinton

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: