Somaliland oo warbixin ka bixisay xariga Boqor Buur-Madoow.

Maamulka Somaliland Ayaa Warbixin Ka Bixisay Xariga Boqor Cismaan Buur-Madoow und Xabsiga u Taxaabeen Ciidamada Habeennimadii Xalay.

Afayeenka ciidanka booliska somaliland faysal xiis cilmi oo warbaahinta la hadday ayaa sheegay isaga oo aan heysan amar inuu aaday puntland, halkaasina uu kaga dhawaaqay ereyo ka soo horjeedo somaliland, iyaga oo intaa ku waaraahinta la hulay ayaa sheegay isaga oo aan heysan amar inuu aaday

“Ciidanka Booliska Waxay Soo Xireen Boqor Buur-Madow, Oo Lagu Eedeynayo Inuu Galay Dambi Qaran Dumis ah, Isaga Oo Puntland Kaga Dhawaaqay Arin Qaran Dumis ah, Cidanka Xarigiisa Waxay und Mareen Sifio Sharki ah, Cid und Fasaxday Iyo Cid und Ogolaatay Midna Ma Jirto Inuu Aado Puntland “Ayuu Yiri Faysal Xiis.

Boqor Cismaan Boqur Buur-Madow Oo Somaliland Ay Xirtay Ayaa Maalmihii La Soo Dhaafay Ku Sugnaa Degaanada Puntland, Halkaasi Oo Uu Uga Qeyb Galayay Xaflad Ku Saabsaneyd Isir Dhaqan.

Maalmihii UGU danbeeyaiba waxaa SII kordhayay xariga Somalischer loogu geysanayo dadka waxgalka ah sida Abwaanada, Wariyeyaasha, Salaadiinta iyo Fanaaniinta, kuwaasi oo xabsiga loo dhigayo in aaaaaaaa soo qoreen barahooda Internetka Ama aay tagen deegaanno ka baxsan maamulka.

Todobaadkan Ayey Markii Maxkamada Goblin Maroodi Jeex Ee Hargeysa Xabsi Dhan Saddex Sano Ku Xuuntad Naciimo Qorane Oo Ku Eedeysan in Qortay Erayo Lid Ku Ah Jirintaanka Somaliland.

SomaliSwiss Hargeysa

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: