Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Shir weyne u dhaxeeyey Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka.

Magaaladda Abuja ee Dalka Nigeria, Ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir Weyne socday muddo seddex Maalin ah, Kaasi oo dhaxeeyey u Talisyadda Ciidanka difaaca Qaaradda Africa iyo Dawladda Mareykanka, waxaana Soomaaliya shirkaasi UGA qeyb Galay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye gaas C / wali Jaamac Gorod. Continue reading

Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in Bankiga Aduunka iyo IWF ay ku qanceen qaabka maamulka maaliyadda Somalia.

 

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Oo ka qayb galay shirka looga hadlayay taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaliya ee ku soo dhamaaday Washington DC ayaa rajo ka muujiyay iyo natiijooyinka ka soo baxaya. Continue reading

Magaalada Jabuuti oo kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka iyo dhaqanka ee Sanadkan 2018-ka.

jabuuti.jpg2Dalka jabuuti ayaa kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka, ka dib markii uu Golaha Midowga Yurub u qaabilsan Dalxiiska iyo ganacsiga ay Magaalada Jabuuti u aqoonsadeen caasimadda dhaqanka iyo dalxiiska ee Sanadkan 2018-ka. Continue reading

Somaliland oo warbixin ka bixisay xariga Boqor Buur-Madoow.

Maamulka Somaliland Ayaa Warbixin Ka Bixisay Xariga Boqor Cismaan Buur-Madoow und Xabsiga u Taxaabeen Ciidamada Habeennimadii Xalay. Continue reading

%d bloggers like this: