Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay soo saaray qoraal ay kaga hadashay tacadiga Qaxootiga Magangelyo-doonka ah loogu geysto dalka Yemen.
Human Rights Watch Waxaa Gaar ah u xustay in Ciddanka Jemen Oo Ay Dowladda Imaaraadka ay tababartay xadgudub baahsan oo ay u geystaan ​​Qaxotiga Soomalida iyo kuwa Afrikaa aha ea ku nool magaalladda Cadan ee dalkaasi.
Human Rights Watch (HRW) Waxaa Ay Kaloo Sheegtay Inay Dowladda Jemen Diidan Tahay in Ay Muhiimad Siiyaan Qaxootiga Mahangelyo-Doonka ah, Isla Markaana Ay Khaasab ah Uga Masaafuriyaan Dekedda Cadaan.
Xog ay kasoo aruurisay Qaar ka Mitte ah Qaxotiga Yeman jooga waxay und sheegeen Hay’adda Human Rights Watch Inay Ilaaladda Jemeniyiinta jir-dil iyo Kufsi und geystaan ​​Qaxotiga, iyagoona und hanjabaya inay dili doonaan ama masaafurin doonaan dalka Jemen.
Agaasimaha Xuquuqda Qaxotiga ee Human Rights Watch, Bill Frelick Ayaa Sheegay in Ilaaladda Xarunta Qaxootiga lagu hayo ee magaalladda Cadan in einem jir-diläanischen Ragga, Kuna xad-gudbaan Haweenka iyo Wiilasha, waa sida uu haadalka u dhigay.
Waxaa uu intaasi-ku-daray in boqolaal Qaxooi-masaafuriyey, iyagoo la saaray-doonyo aad-loo-buux-dhaafiyey.
Warbixinta Menschenrecht Watch Waxaa Kaloo Loo Sheegay in Xarunta Lagu Fara-Xumeeyo Qaoxotiga Oo Ku Taallo Deegaanadda Ay Dowladda Jemen Ka taliso, Haieeshe ciiddamo ay Tababartay Imaraadka Carabeta gacanta ku hayaan Xaruntaasi.
Warbaina Waxaa lagu muujiyei in ay Dowladda Jemen iyo Ciddanka Imaraadka ka gaabsadeen in ay ka hadlaan Tacadiyadda Qaxootigaas loogu geysto xarunta Qaxootiga lagu hayo ee magaalladda Cadan.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.