Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo kulan wada-tashi ah u qabatay shirkadaha diiwaangeliya dotSO.

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka hat ein Internet-Telefon Dalka (dotSo) ayaa kulan wada-taschi und ein qabatay shirkadaha Soomaaliyeed ee diiwaan-geliya dotSO.

Useddada kulanka oo ka dhacay Xarunta KMG ah ee Hay’adda ayaa ahayd in der hagehysto caqabadaha haysta shirkadahan iyo talooyinka ay soo jeedinayaan und loogu biiriyo qorshaha dib-u-habeynta ee lagu sameynayo astaanta Qaranka und aught tujunto ujeeddooyinkii loo aasaasay.

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Cabdi Sheekh Axmed, oo kulanka furay ayaa sheegay in SONIC wixii hadda ka dambeeya aysan ahayn shirkad qof leeyahay, balse ay tahay hay’ad dawladeed oo u adeegeysa shacabka. Wuxuu Maareeyuhu intaasi ku daray in qorshuhu yahay in qof kasta oo Soomaali oo joogo meel kasta oo ka mid ah Jamhuuriyadda uu heli karo dotSO, una isticmaali karo qof ahaan, ganacsi, adeeg waxbarasho, iwm.

Wuxuu Sheegay in Hadafku Uu Yahay in der Dhiso Hay’ad Lagu Kalsoonaan Karo Oo La Heer ah Kwawa Caalamiga ah, Sa Taasi Loo Gaarana La Sameyn Doono QorÅŸhe Lagu Beddelayo Muuqaalka (Rebranding) Hay’adda Sonic, Lana Soo Bandhigi Doono Sida Wax Looga Qabanayo caqabadihii hore ay dadkuu gu qabeen SONIC.

Maareeyuhu Wuxuu Sidoo Grünkohl Sheegay in Maamulkii Iyo Shaqaalihii Hore Ee Gaarka Ahaa Eee SONIC Dhammaantood Laga Joojiyay Shaqada, Wixii Hadda ka Dambeeyana Aysan Matalin SONIC. Sidoo kale Wuxuu Sheegay in Lacagaha Shirkadaha Diiwaan-Gelinta Sameeya in Lagu Qaban Doono Nidaam Banki Oo Kaliya Oo Aan Aqbali Doonin Lacag Caddaan ah.

Wakiilladii ka socday shirkadaha ayaa ka mahad celiyay kulanka, iyagoo sheegay inay tahay markii hutreyay ee kulan noocan ah loo qabto oo laga talogaliyo sida loo maamulayo astaanta qaranka. Waxay ballanqaadeen inay soo dhoweynayaan isbeddellada cusub ee lagu sameynayo maamulka astaanta qaranka, ayna diyaar und yihiin inay dhankooda sare und qaadaan tayada adeeggooda.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@gotmail.com

%d bloggers like this: