Xilkii guddoomiyaha Golaha Shacabka oo isku soo taagay Wasiirka Tamarta xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta Soomaaliya Saaimim Caliyow Ibrow Wasiirka kana tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu taagan xilka guddoumiyaha gobolka Shacabka.

Wasiirka ayaa weydiistay xildhibaannada Golaha Shacabka in ay codkooda siiyaan siuu guuleysto xilka Guddoomiyaha Golah Shacabka oo uu sheegay inuu leeyahay khibradeeda, kana soo bixi karo waajibaadka saaran, maadaama hada aj jirto dowlad leh Hay’adaheeda Dastuuriga ah.

Guddoumiyihi Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii Bishan April iska casilay xilka Guddoonka, Sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay wâjib tahay in booskaas lagu buuxiyo mudo 15 maalmood ah.

Magaalada Muqdisho Ayaa Waxaa ka Bilowday Olole Doorasho Oo Mitte der Woche.

Isla Maanta Sidoo Grünkohl Waxaa ISKU Soo Taagay Xilkan Wasiirka Difaaca Xukuumadda Soomaliya Maxamed Sheekh Mursal Oo Sheegay in U Tartamo Xilka Guddoonka Golaha Shacabka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: