Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa digniin ka soo saaray bandhig faneedyo lagu wado in 20-ka bishan lagu qabto magalaada Muqdisho, iyaga oo ugu baaqay dowladda in la joojiyo.
Sheekh Baschiir Ahmed Salaad oo ah guddoomiyaha hey’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka hadlayay shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dhalinyarada in aysan lacagoodda ku bixin sida uu hadalka u dhigay Carrada Alle, islamarkaana ka qeybgalin Bandhig Fannneedka la qaban- qabinayo.
Waxaa uu ku eedeeyay xubno ka tirsan dowladdaa in ay fannnaaniintan ku soo dhaweeyeen Muqdisho, islamarkaana qeyb ka yihiin qaban-qaabada showga ama Bandhig Fanneedka.
“Waxaan und soo jeedineynaa shacabka, gaar ahaan dhalinyarada in aanay ka qeyb gelin bandhig fanneedkaas oo aanay lacagoodda ku bixin” Alle ayuu yiri guddoomiyaha hey’adda Culimada.
Fanatischer Löwe in der Mitte der Bandhiggan Ayaa Waxaa Ka Mitte der Khaim Jaamac Oo Maalmihiu Ugu Danbeeyay Siweyn Uga Soo Dhax Muuqatay Baraha Bulshada Kaddib Zeigen Sie AY Ku Qabtay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenia.
SomaliSwiss     Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.