Wasiirka difaaca oo sheegay in uu yahay musharax u taagan xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka

Wasiirka difaaca xukuumadda Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhaawaaqay maanta in uu yahay musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Continue reading

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed oo digniin ka soo saartay bandhig faneedyo lagu qaban doono magaalada Muqdisho.

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa digniin ka soo saaray bandhig faneedyo lagu wado in 20-ka bishan lagu qabto magalaada Muqdisho, iyaga oo ugu baaqay dowladda in la joojiyo. Continue reading

Xilkii guddoomiyaha Golaha Shacabka oo isku soo taagay Wasiirka Tamarta xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta Soomaaliya Saaimim Caliyow Ibrow Wasiirka kana tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu taagan xilka guddoumiyaha gobolka Shacabka. Continue reading

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ka hadlay xiisada siyaasadeed ee kala dhaxeeya Soomaaliya.

Anwar Maxamed

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Anwar Maxamed Qarqaash ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee kala dhaxeea Soomaliya, isagoo soo hadal qaaday in heshiiskii Dekada Berbera uu ku yimid ist faham dhex maray dowladdii hore ee Soomaaliya.
Continue reading

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Masar oo Xalay khadka Teleefoonka ku wada hadlay.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al Sissi ayaa uga mahad-celiyay taagerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed. Continue reading

Warbaahinta dalka Mareykanka oo sheegtay in Agaasimaha CIA uu si qarsoodi ah ku tagay Kuuriyada Waqooyi.

Mareykanka WKWarbaahinta Dalka Mareykanka Ayaa Sheegtay in Agaasimaha CIA Mike Pompeo uu si Qarsoodi ah Ku Tagay Kuuriyada Waqooyi Horraantii Sanadkan, Islamarkana uu Wadahadalo Toos ah la yeeshay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un. Continue reading

%d bloggers like this: