Danjiraha midowga Africa u fadhiya Soomaaliya Ayaa Isniintii ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in Looga hortago qatarta wachs yaabaha qarxa ee ku wajahan ciidamadda amaanka iyo shacabka Somaaliyeed Intaba.
Francisco Madeira, madaxa howlgalka AMISOM ayaa ka sheegay furitaanka shirkii Afraad ee Labo sanadle ah oo Looga hadlo ka hortagga qaraxyadda in isticmaalka ay qatar Weyn ku keeneen Xasiloonidii wadanka.
“Sida ist ein wanagansan ee looga adkaaan karo Wachs-yaabaha qarxa Waa in siyaasadeennu Saxan Tahay, Waxba maahan inta techchojiyad ee la Heul-Galinayo, Waxaan und Baahan Doonaa in der Nähe von Doorkisa ciyaaro ayuu yiri” Madeira, Sida lagag Sheegay Krieg-saxaafadeed uu Soo Saray Howlgalka AMISOM.
Waxaa uu ku booriyay Militrie-gga booliiska iyo dowladdu in ay ist-kaashadaan, und looga hotago isticmaaalka aaan kala sooca lahayn ee Qracyadda.
Shirkan oo howlgalka AMISOM uu soo qaban qaabiyay ayaa waxaa looga golleeyahay in der kordhiyo awoodda ciidamadda Soomalida iyo kuwa AMISOM und die leeyihiin in ay si buuxda uga hortagaan hubkan.
Madeira waxaa uu adkeeyay muhiimadda ay leedahay sirdoon adag io xogta oo la wadaago iyo in si dhow shacabka loola shaqeeyo.
Howlgalka midowga Africa waxaa uu leeyahay Al-shabaab ayaa si adag u isticmaalay Waxyaabaha Qarxa und eine diaan ciidamo iyo shacab.
Wadooyinka ay ciidamadda istimaalayan ayaa ah meelaha ugu badan ee miinooyinka qarxa ay qasaaraha ka geystaan, halaka mararka qaarna ay Al-shabaab gawaari u adeegsadaan weerarro qaraxyo ah.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.