Posted on April 17, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay Weheliyaan abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdillaahi Cali Caanud, Taliyaha Ciidanka Asluuba S / Guud Bashirir Maxamed Jaamac (B.Goobe) Iyo Saraakil Kale Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Kuliyadda Jaalle Siyaad Oo AY Xarun u Tahay Cidanka Burundi ee Qaybta ka ah Howl-Galka Nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta Kormeer ku tagay kuliyada Jaalle Siyaad.
Posted on April 17, 2018 by SomaliSwiss
Danjiraha midowga Africa u fadhiya Soomaaliya Ayaa Isniintii ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in Looga hortago qatarta wachs yaabaha qarxa ee ku wajahan ciidamadda amaanka iyo shacabka Somaaliyeed Intaba. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjiraha midowga Africa ee Soomaaliya oo ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in looga hortago qatarta wax-yaabaha qarxa…
Posted on April 17, 2018 by SomaliSwiss

Xukuumada Qadar ayaa maanta Gaadiid ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir si loo dardargeliyo howlaha ka socda dowladda Hoose ee Xamar. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xukuumadda Qatar oo maanta gadiid ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir.
Posted on April 17, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo damac ka soo galay hanti aan Soomaali lahayn ayaa wuxuu sheegay in lacagtii todobaadkii hore dowlada Soomaaliya ay ku qabatay garoonka diyaaradaha Muqdisho qeyb ka mid ah Imaaraadku ugu talagaleen ciidamada ku sugan deegaannada Puntland oo ay tababaraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Gaas oo damac ka soo galay hanti aan Soomaali laheyn ee la doonayey in dalka lagu burburiyo.
You must be logged in to post a comment.