Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo kulamo la yeeshay Madaxda Hay’adda lacagta Aduunka iyo Banka Aduunka.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya oder Duna Maraykanka ayaa kulamo la qaadanaya Madaxda Hay’adda lacagt Aduunka iyo Banka Aduunka.

Mudane C / raxmaan Ducaale Bayle ayaa hay’adahaasi und soo bandhigaya hanaanka Maaliyadeed ee Soomaaliaya isbadalada lixaadka leh ee ay samaysay, Waxaana uu kala hadlayaa sidii Soomaaliya loogu saacidi lahaa Mascharisch dib u kabasho ah inta soc hanaanka lacagaha daymaha ah looga cafinayo.

Arrinta Kohl Dr. Bayle Kala Hadlayo Madaxda Bankiga Aduunka Iyo IWF Ayaa ah in der Dadajiyo Qorshaha Samaynta Lacag Cusub oo Soomaaliya Yeelato, Taas Oo Wasaaradda Maaliyaddu Donayso in der Hirgaliyo Sanadkan 2018-da.

Dr. Bayle ayaa khubad ka jeediyey Jaamacadda Caalamiga ah ee Harvod, taas oo uu kagahadlay fursadaha Maalgashi ee Soomaaliya ka banaan.

Soomaaliya hadda waxaa ka banaan fursado badan oo maalgashi kaas oo dhankasta ah runtii waxaa aan rabno ayaa ah in Maalgshi dhankasta ah lagu sameeyo Soomaaliya si-aanu und gaarno meel sare “sidaas waxaa yari Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ee Soomaaliya Dr Beyle

Xukuumadda Soomaaliya Ayaa Sameysay Hannaan Dhaqaale Oo Hufan, Taasi Oo Suurta Gelisay in Lacagaha Deynta Ee Lagu Leeyahay Soomaliya Laga Fududeeyo in Laga Cafiyo.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: