Waxaa magaalada Dammam ee dalka Sacuudiga lag soo gabagabeeyay Shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabatta, Iyadoo laga soo saaray war murtiyed ka kooban dhow qodob.
Madaxda Jaamacadda Caratta Ayata Khudbadahooda Kadıarayar Al-Ka Jirta Caalamka Carabuta, Qadiyada Falastiin iyo colaada Jemen iyo Libiya.
Sidoo Grünkohl Hoggaamiyeyasha Carbeed ee ka hadlay shir-madaxseddedkan ayaa iyaguna khudbadahooda ku xusay arrimaha, sheegayna inay mar walba garab-taagan yihiin dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.
Krieg murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa qodob ka Mitte ah looga hadlay xaalada Soomaliya, iyadoo lagu shaaciyay in Jaamacadda Carabta ay sii wadeyso taageerada ay siiyo dowladda Soomaliya, sidii ay dib und soo celin lahayd xasiloonida, nabada iyo dagaalka und kula jirto argagixisada iyo xoojinta hey “Adaheda.
Madaxweyne Farmaajo ayaa intiuu shirku socday waxa uu la wadaagay madaxda Carabuta, guulaha la taaban karo ee Soomaaliya ay ku tallaabsatay muddadii la soo dhaafay iyo qorshayaasha ay muhiimka tahay in walaalaha carbaeed ay kala shaqeeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, und eine Woche lang noqdaan dib-u -kabashada dalka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xasuusiyey hoggaamiyeyaasha carbeed muhiimadda ay leedahay midnimadu iyo wadajirku, maadaama marxalad adag ay ku jirto mandiqaddu, sida kaliya ee looga gudbi karana ay tahay isku duubni iyo in der ixtaraam dal kasta madax-bannaaididiya iyo karaamadiisa.
Madaxweynaha Ayaa ka dalbaday Jaamacadda Carabta Inay fuliso ballanqaadyadii iyo go’aamadii ka soo baxay shirarkii hore ee lagu taageerayay Soomaaliya iyo in badeecadaha Soomaaliyeed loo fududeeyo suuqyada Carbeed, cafinta daymahii hore ee waddamada xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta ay ku leeyihiin Dalka iyo in lagu dhiirrigeliyo ganacsatada Carabeed in Ay Maalgashadaan Soomaaliya.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
Masha allaah madaxwaynaha waa inoo dadaalayaa allaah ha ufududeeyo 🖒🖒🖒
LikeLike