Madaxweynaha maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qbtay magaalada Boosaaso ayaa waxba kama jiraan ku tippmaamay in tababarayaal und dhashay dalka Imaaaraadka lagu qashqashaaday garoonka diyaaradaha Boosaaso.
Gaas oo ka hadlayay xiriirkooda Imaaraadka ayaa sheegay in uu yahay mid qiimo gaar ah ugu fadhiya, isaga oo sheegay in aysan jirin dowlad uga wanaagsan oo ay xiriir la yeelan lahaayeen.
” Imaaraadka waxaa ay noo tababaren Kumannaan ciidamo ah oo ka heulgala Barriga iyo Badda, dhinaca kalana ka qeybqaata howlgalada la dagaalka Argagixisada iyo Burcad baddeeda ” ayuu yiri Gaas.
Wuxuu Sheegay in Xiriirka Ganacsi ee Soomaaliya Ugu Wanaagsan Uu la Leeyahay Dalka Iskutaga Imaaaraadka Carabeta, Isaga Oo Sheegay im Inta Bad Shixnadaha Ganacsi Ee Dalka Yimaada Ee Ka Soo Galaan Dhinaca Isku Taga Imaaraadka.
” Imaaraadka Xiriirkoodu waan mittleres Qiimo gaar ah noogu fadhiya, waa xiriir ku salesysan hormar iyo ganacsi iyo Amni ayuu yiri ” Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Madaxweynaha Puntland ayaa ka codsaday Imaaraadka Carabta inay joogaan oo ay sii wadaan tababarka io taeagerada ay saiyo cidamada, islamarkaana und sii labba jibaaraan.
Shir ka jaraa’id ee madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Imaja imanaya kaddib markiu Imaraadku ku Dhawaaqay in ay joojiyen Dhamaanba Tababaradii ai siin jireen ciidamada dowladda Sooomaaliya ist eine Mitte von Yihiin kuwa Puntland.
Madaxweynaha Puntland ayaa ka codsaday Imaraadka Caratta ay sii wadaan shaqentiy ay la laahajteen Soomaaliya ito tagaida und siiyo cidamada, isla markaana und sii labba jibaaaran.
Xiriirka Soomaaliya iyo Imaraadka ayaa u muuqda Mitte sii xumaanaya tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay dowladda Soomaaliya gacanta ku dhigtay $ 9 milion iyo 600 oo Kun oo dollar oo lagu sittday diyaarad laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaaraadka gudaha garoika diyaaradaha magaalada Muqdisho Axadii todobaad hore.
SomaliSwiss Garoowe
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.