Waxaa Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga maanta oo Axaad ka furmay shir madaxeedka 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, hat eine gute Laune Looga hadli doono.
Shirka Madaxda Jaamacadda Carabta Ayaa la Qorheyeyay in Diirradda Lagu Saaro Qadiyadda Falastiin, Dagaalka Ka Dhaka Argagixisada Iyo Xiisadaha Ka Taagan Dalaya Suuriya, Yamen Iyo Liibiya, Iyadoona Madaxda Carabtu Ay und Qoto Dheer Uga Doodi Doonaan Xal und Helista Dhibaatooyinka Ka Jira Dalalka Xubnaha Ka ah ururka Jaamacadda Carabeta.
Madaxweynaha dowldda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C / llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay gaaray Magaalada Dammaam ee Boqortooyada Acuadiga ayaa Ka qeyb-galaya shirkaasi maanta ka furmayo Magaalada Dammaam.
Mudane Maxamed C / llaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa laagu-wadaa inta shirkan uu socdo in uu kulamo gaar aa la yeesho Madaxda qaaa ee shirka ka qeybgalaya, isagoo kala hadli doo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga danaha guud.
Kulanka ayaa imanaya xilli ay xoogeysatay xiisadda und dhaxeysa dalalka Soomaaliya dowladda Imaraadka Carabeta, Waxaana lagu waddaa in Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Imaraadka ay arintaasi ka hadlaan.
SomaliSwiss Dammam
SomaliSwiss “hotmail, com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.