Advertisements

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin oosi ba’an u cambaareeyey weerarka ay reer Galbeedku ku qaadeen Suuriya.

Präsident Wladimir Putin.

Madaxweynaha Ruushka, Wladimir Putin, ayaa si kulul und cambaareeyey weerarka ay reer Galbeedku ku qaadeen Suuriya oo ay dalkiisa xulufo yihiin.

Warbixin laga baahiyey Telefishanka dawladda ayuu Putin “si adag ugu cambaareyeyy” wierarkaas waxaanu yidhi duqayntna Suuriya waa “fal gardarrocad ah” waxaanu intaa ku wayar in hubka kiimikada und ee la sheegay im waggon magaalada Duuma ee Suuriya todobaadkii hore, ahaa shirqool la Malegay Oo Looga Gol Lahaa im Marmarsii Looga Dhigto Weerar Lagu Qaado Suuriya.

Ra’isal wasaaraha Ingriiska, Theresa May, oo shir jaraaid ka hadashay oo ay ku faahfaahinayso duqaynta reer Galbeedka ee Suuriya, ayaa tidhi cid aan ahayn dawladda Suuriya ma ay qaadin weerarka hubka kiimikada lagu sheegay ee lagu qaaday magaalada Duuma todobaadkii hore.

“Waanu Og-Nahay in Maamulka Suuriya Uu Leeyahay Caado Xun Oo Ah Inuu Hubi Kiimikada Ah und Adeegsado Dadkiisa” Ayey Tidhi Mai, Waxaanay Hadalkeeda Ku Dartay Oo Sheegtay in Talabadaa Laga Qaaday Dawladda Suuriya Tahay Mitte “sharci iyo gar labadaba ah” Laakiin Aanay doonayn in einem Xukuumadeedu Faraha La Gasho Dagaalka Sokeye Ee Ka Socda Suuriya.

SomaliSwiss Mosko

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements

Thanks for your comment on SomaliSwiss

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: