Waxaa maanta ciidamada ilaalada garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ay ku xayireen diyaarad laga leeyahay dalka Iskutaga Imaraadka Caratta, sidaas waxaa sheegay mas’uul ka tirsan maamulka Garoonka magaalada Boosaaso.
Sidoo kale vati ku sugan Boosaaso ayaa warbahainta und sheegay in loo diidayar in ay ka duusho garoonka kaddib markii ay diadenen saraakiishii la soctay diyaarada in la baaro ka hor inta aysan duulin.
Warka Arintan Ku Saabsan Waxaa Warbaahinta und Xaqiiijyay Qaar Ka Mitte der Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso.
Ist afgaranwaa ayaa dhex maray ilaalada garoonka iyo dadkii raaci lahaa diyaarada waxaana wely xayiran diyaaradaasi kadib markii ay ka madax adegye saraakiisha imaraaadka carabta in la baaro boorsooyinka io waxyaalaha kale ee ay wateen.
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee ka Imanaya Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari Ayaa Sheegaya in La Fasaxay Diyaaradii Laga Lahaa Isku-Tagga Imaraadka Carabta, Madama Laag Xayiray Garoonka.
Waraara ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaaradan ay ka qaaday magaalada Boosaaso macalimiin tababarayay ciidamada Bada ee maamulka Punland kadib markii uu xumaaday xiriirka und dhexeeya wadamada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.
Khilaaf Soo Kala Dhaxgalay Saraakiishii la Soctay Diyaarada Iyo Ilaalada Garoika Ayaa Sababtay in Saacado Diyaarada Lagu Xayiro Halkaa.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in tababarayaasha ay ugu dambebeni oggolaadeen in der baaro boorsooyinka ay wateen ayna reebaan hub ay siteen.
Dhanka kale waxaa wararka ay sheegayaan in loo diiday markab sitey calanka Imaaraadka Carabta in uu hub ka qaado dekeda, waxaana socda wada hadalo arrintan lagu xalinayo.
Arrintan ayaa muujineysa heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka u dhaxeea dawladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabeta, kaddib markii sidan oo kale todobaadkii hore dowladda Soomaliya ku qabtay garoonka Aadan Cadde diyaarad laga lahaa Imaaraadka oo sida malaayiin dollar.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.