Waxaa shalay laga faraxashay khilaaf siyaasadeedkii ka dhashay mooshinkii laga keenay guddoumiyihii xilka iska casilay Prof Maxamed Cismaan Jawaari, mar kale baarlamananka Soomaaliya ayaa wajahaya khilaaf ka abuurmaja qodob sharciyeedka ah cida und tartami karta xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Xildhibaian Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaliya ayaa sheegay in marka la eego habka ay ku dhisan tahay dowladda ee 4,5 in kaliya kursigan und tartami karaan xildhibaannada ku abtirsada beesha so gut soo guddoumiyihii ist casilay Prof Jawaari, isaga oo meesha ka saaray in cid walba und furan tahay in ay isku soo tâagto qabashada xilka guddoumiyaha Golaha Shacabka.
Waad Og-tihiin Hirshabeelle markii madaxweynaha la dooranayay waxaa la yiri Reer Hebel oo kaliya ayaa u tartami karta iyadoo la fiiranayo habka awood-qeybsiga sidaa doraasedada guddoumiyaha Golaha Shacabka ma’aha mitten in der Nacht, in der Woche Du bist eine Frau, die ein Kind hat, eine Frau, ein Mädchen, eine Frau, ein Mädchen, ein Mädchen und ein Mädchen. Prof Jawaari.
In der Tat, in der Nähe von Mahabad Mahal Maxamed Salaad in Shearagay in Mushrax Kastanienbraun Sharudahaha Laga in der Nähe von Qabashada Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyadoo Aan Loo Eegin Beesha Uu Ka Soo Jeedo, Waxaana Uu Arin Sharki Darro und Ku Tiltmaamay in Beel Kaliya Sida und Hadalka und Dhigay Lagu Calaamadiyo in Ay Isku Soo Tagto Guddoonka Golaha Shacabka.
” Das ist in Qiliary in Xilalka Lagu Qeybsado 4.5 Iyo Qabil, Laakin in Wuxuu ist Aha Heshiis Ama ist Famous Guud Oo Aan Sharci Ku Dhisneyn, Sidaa Daraaded Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Waxey und Furan Tahay Cid Kasta oder Soo Buuxisa Sharuudaha Laga rabo”ayuu Yiri Xildhibaan Mahad Salaad
Labadan aragti oo ay kala qabaan labada xildhibaan ee ka wada tirsan Golaha Shacabka ayaa hadda ah sheekada ugu xiisaha bada marka la eegto loolanka syyaasadeed ka dhax jira Baarlamaanka Soomaaliya.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan garabkii sida weine und taageeray Prof Jawaari qorsheynayaan in ay isku soo tagaaqabashada xilka guddoumiyaha Golaha Shacabka kuwaa oo marka awood qeybsiga bielaha ee dowladda Sooomaaliya la eego ku heyb noqonaya ra’iisal wasaare Kheyre.
Ilaa iyo hadda musharixiinta cadeeyay hankooda ah qabashada xilka guddoumiyahaha Golaha Shacabka ayaa ka soo jeeda dhamaantood maamulka Koonfur Galbeed kuwaa oo Loo Arko in einem Iyagu leeyihiin buuxinta kursiga uu banneyeay Jawaari.
Balse dagaal siyaasadeedka socda awgii ayaa laga yabaa in ay jirin karaan xildhibaanno kale oo maalmaha soo socda shaacin doona musharaxnimadooda kuwaa qaar ka mid ah durba siweyn dadku u hadal hayaan.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss @ hotmail, com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.