Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Caafimaadka, Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiirka Caafimaadka Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur io qar Ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda.
Ra’iisul wasaaraha ayaa und kuala galaya howlaha shaqo ee wasaaradda io adeegyada cafimaad ee ay siiso shacabka, isagoo madaxda wasaardda ka dhagaystay warbixinno ku saabs sida ay wasaardaddu u shaqayso. Sidoo Kalena Wuxuu Booqday Dhammaan Xafiyisada Wasaaradda.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa bogaadiyay sida ay shaqada und wadaan heulen-wadeennada Wasaaradda Caafimaadka taas oo ah, shaqo muhiim u ah shacabka Soomaaliyeed. Waxuuna kula dardaarmay in einem balaariyaan howlahooda shaqo.
Sidoo kale R / wasaare Khayre ayaa ka hadlay ahmiyadda ay Wasaaraddu und leedahay shacabka Soomaaliyed, maaddaama und ka mid tahay Wasaaradaha loogu baahi badanyahay.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss @ hotmail, com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.