Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa hat eine Woche zuvor gesehen. Qaraxii galinkii Danbe ee shalay lala eegtay dhalinyaro hat eine neue Version von Gavolka Shabeellaha Hoose.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay qarixaasi oo ay ku dhinteen dhallinyaro ku sugnaa garoon lagu ciyaro kubadda cagta oo ku yaala degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Madaxweynaha Ayaa ku tilmaamay Al-Shabaab cadawga Kaliya oo ay leeyihiin umadda Sooomaaliyeed, loona baahan yahay sida uu hadalka u dhigay in dowlad io shacab laga WADA qeyb qaato sidii loo wiiqi lahaa.
“Sida aad ogtihiin maanta Baraawe waxa ay ku qarxiyeen dhallinyaro aan waxba galacsan oo kubad iska ciyaaraya. Cadawga kaliya ee aan leenahay waa iyaga, waxanaana und baahannahay Waxes ka yar Labo Sano oo aan ISKU duubni ala dagaalanno Al-Shabaab” Ayuu Yiri madaxweyne Farmaajo.
Madaxweynaha Ayaa tacsi mit Diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday falkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay degmada Baraawe, ISAGA oo Alle UGA baryaya dhaawacana in uu caafimaad deg deg ah ah siyo.
Ā
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss @ hotmail, com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.