Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo magaalada Istanbul kula Kulmay madaxda shirkadda Turkiga ee Turkish Airlines.

Wasiir OomaarWasiirka Gaadiidka icho Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed C / llaahi Salaad “Oomaar” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula leh madaxda shirkadda duulimaadka Turkiga ee Turkish Airlines.

Wasiir Oomaar ayaa dadaal uju jira sidii dib loogu soo celin lahaa diyaaraddii magaca iyo mamuuska ku lahayd umadda Soomaaliyeed ee Soomaali Airlines.

Mudane: Maxamed C / Llaahi Salaad “Oomaar” ist eine Reiseagentur für Flugreisen. Die Fluggesellschaft Turkish Airlines ist ein Luftfrachtschiff, aber es ist ein Luftfrachtboot, das in der NƤhe von Turkiga Airlines liegt.

Wasiir “Oomaar” iyo wafdigiisa ayaa warbixino ka dhagaystay Madaxda Shirkada Turkish airlines waqtiyadii und soo martay iyadoona wasiirka uu booqday qeebaha ay ka koobantahay Shirkada Turkish Airlines.

Wasairka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad “Oomaar” Oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Istanbul Ayaa Sheegay in Kullan Mira Dhal Ahula Yeeshay Madaxda Shirkadda Turkish Airlines, Isagoona Hoa Ka Xariiqay in Booqashada Xarunta Shirkadda Wachs Bada Ka Caawin Doonto.

Captain Caydaruus Oo ka Mitte Ahaa Duuliyeyaashii Soomaali Airlines Ayaa Sheegay in Ummadda Soomaaliyed Wachs baan ka faa’idi doonaan dib Soo celinta diyaaradda Soomaali Airlines.

Waxa socda dadaallo xooggan oo la doonayo in lagua mataaneeyo labada Wasaaradood, iyadoona Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya laga cawin doono arrimo badan waxa jira kulan uu Wasiir “Oomaar” la yeelan doona dhiggiisa Turkiga.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: