Munaasabadda lagu xusayo 58-guuradii ka soo wareegatay aaaaika Ciidamada xoogga dalka ee 12 April ayaa maanta ka dhacaya magalaada Muqdisho iyo qeybo ka Mid ah dalka.
Madaxda ugu sareysa dalka iyo Taliyeyaasha Ciidamada ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan munaasabaddan mainta qiimaha badan ee 12-ka April oo sanad kasta xiligan oo kale ay und dabaal-dagaan Ciidanka Xoogga Dalka.
Ciidamada xoogga dalka aya la la filayaa inay munaasabadda manta ka dhaceysa Muqdisho ku soo bandhigaan dhoolatus ciidan io ga ka ciyaar.
Madaxda Qaranka ayaa Hambalyo ku aadan Xuska 12ka April und Juli Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Wachs- und Sanadkaan und Dbaal Degayaan Sanad Guuradii 58 aad.
12-ka April sanadkii 1960 Ayey Ahayd Marki Aas Aasay Cidanka Xoogga Dalka Soojaaliyed, Waxana ka soo wareagtay 58 sano.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed, Waxaa lagu Aaasaasay ciidan ka kooban 8 entsetzt, waxaa lagu magcaabi jiray xiligaasi magaca Cali Boobaaya, ciidankaasi ayaa tiradiisu ahayd 2000 oo Askari, waxaa laga kala qoray 6 gobol oo ka tirsan gobollada koonfureed ee Gumeystihii Talyaaniga gumeysanjay.
Munaasabadda 12-ka April ee sanadkan 2018ka oo ah sanadguuradii 58aad ee ka soo wareaway aas aaika Ciudanka Xooga Dalka Soomaaliya, Waxay ku soo beegantay Xilli Ciidanka Xoogga dalka Souyaaliyed uu ku tallaabsaday horumarro dainacya badan leh, islamarkaana ay socdaan qorshayaal kor loogu qaadayo Tayada iyo hoggaan Wanaagga Ciidanka xoogga dalka.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.