Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay xuska Aas-aaskii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

12 Apriil.jpeg1Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka iyo qooysaskooda oo maanta ay ku beegantahay sannad guuradii 58-aad ee ka soo wareegtay markii la asaasay. Continue reading

Guddoomiye Maxamed Sheekh Jawaari oo shaaca ka qaaday in is casilaadiisa uu u arkay danaha qaranka iyo badbaadada Golaha Shacabka.

Kulanka Guud ee golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C / wali Sheekh Ibraahim Muudey Ayaa UGU horeyn waxaa khudbadiisa dhiibista xilka Guddoomiyanimo ee Golaha Shacabka ka jeediyay Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Continue reading

12 April waa Maalintii la aas-aasay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waa Sanadguuradii 58aad.

 

Munaasabadda lagu xusayo 58-guuradii ka soo wareegatay aaaaika Ciidamada xoogga dalka ee 12 April ayaa maanta ka dhacaya magalaada Muqdisho iyo qeybo ka Mid ah dalka. Continue reading

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo magaalada Istanbul kula Kulmay madaxda shirkadda Turkiga ee Turkish Airlines.

Wasiir OomaarWasiirka Gaadiidka icho Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed C / llaahi Salaad “Oomaar” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula leh madaxda shirkadda duulimaadka Turkiga ee Turkish Airlines. Continue reading

%d bloggers like this: