Xildhibaannada Baarlamaanka oo isku raacay in berri la qaban doono kulankii maanta baaqday.

Baarlamaanka Cusub.png2Waxaa maanta dib uhac ku yimid kulankii khudbad jeedinta guddoumiye Jawaari ee Golaha Shacabka ayaa warar soo baxaya sheegayaan in maalinta berri ah la qaban doono fadhiga Golaha,

Xildhibaannada Baarlamaanka Qaarkood Oo la Hadlay Warbaahinta Gudaha Ayaa Sheegay in Maalinta Berri Oo Ku Beegan 12ka Bisha April Gauddoiye Jawaari Khudbadiisa Sagoointa ka hor Jeedin Doono Golaha Shacabka.

Prof Jawaari ayaa shirkii jaraa’id ee shalay wada jiru qabteenisaga madaxweynaha waxaauu ka sheegay in maanta oo arbacoahu hortagi doono fadhiga Golaha shacabka, halkaa oo uu si rasmi ah uga dhawaaqi doono in xilka ka entgasen.

Laakin kulanka oo maanta la filayay in uq qabsoomi ayaa dib u dhacay sababo aan la shaacin, inkastoo und jireen warar sheegayay in guddoomiye Muadey in xildhibaannadii mooshinka markii horeba ka kayay Jawaari ka biyo diidanaayeen habka kulanka loo iclaamiyay.

Marka uu maalinta berri und hortago Golaha Shacabka Prof Jawaari waxaa halkaa ku soo dhamaanaya muran siyaasadeed soo jiitamayay ku dhawaad ​​bil kaa oo und dhaxeeyay golayaasha dowladda.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: