Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya.

 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya HE Amb. Ahmed Issa Awad, Ayaa Qaabilay Safiirka Talyaigiga ee Soomaaliya SE Herr Carlo Campanile, Isaga Oo Ka Guddoomay Dhambaal Casuumaad ah.

Inti kulanka lagu gudajiray waxaa Looga hadlay xiriirka lababa geesoodka iyo iskaashiga, iyadoo Yadoo loo marayo istraitiyiyad siyaasadeed, nabadgelyo iyo dhaqaale und loo xoojiyo maqaamka xiriirka taarikheed ee labada dal iyo labada shacab ee saaxiibada ah und dhexeeya, waxaa sidoo kale laga dodaj arrimo dahow ah oo ku qotoma xiriirka iyo sidoo Grünkohl xaaladdda golokka iyo dunida inteedakohl.

  Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iska’shiga Caalamiga SE Herr Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi iyo Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika Mudane Abdidaahir Cabdiraxmaan Cabdi.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: